Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Guterres: “Dhinacyada Suudaan ku dagaalamayaa waa in ay dagaalka joojiyaan Bisha Ramadaan Darteed”.

    Guterres: “Dhinacyada Suudaan ku dagaalamayaa waa in ay dagaalka joojiyaan Bisha Ramadaan Darteed”.

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    UN Secretary-General Antonio Guterres speaks to the press at the opening of the 55th session of the Human Rights Council in Geneva on February 26, 2024. The UN rights chief decried disinformation and other attacks that aim to "undermine the legitimacy" and work of the United Nations and other institutions, describing them as "profoundly destructive". (Photo by Fabrice COFFRINI / AFP) (Photo by FABRICE COFFRINI/AFP via Getty Images)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dhinacyada ku dagaalamaya Jamhuuriyadda Suudaan ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka dhexdooda ka socda si ay ixtiraam ugu muujiyaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee maalmaha kooban ka dhiman tahay curashadeeda.

    Antonio Guterres ayaa dhinacyadaan hubaysan waxa uu xusuusiyay in aan laga maarmin joojinta Dagaallada socda si ay nabadgalyo ugu soomaan Shacabka ay ku dul-dagaalamayaan sida uu hadalka u dhigay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si dhab ah uga hadlay xaaladda Suudaan.

    Xaalado bani aadamnimo oo aad u daran ayaa ka jira Dalka Suudaan, Dadka qaar ee ay toogtayn dhinacyada Hubaysan ayaa jirkooda waxaa cunay Eeyaha (Eyda) taasina waxa ay walaac badan ku abuurtay dadka ku go’doonsan Xaafadaha qaar oo a ku dagaalamayaan dhinacyadaan balse haatan loo baahan yahay in xal la helo.

    “Waxa aan ugu baaqayaa dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan in ay ixtiraamaan bisha Ramadaan ee barakaysan, isla markaana ay dagaalka joojiyaan, xabbad-joojin dhaqangasha waa badbaadada Dadka lagu dul-dagaalamayo” ayuu yiri Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

    Dagaalka u dhaxeeya dhinacyada hubaysan ee Jamhuuriyadda Suudaan ayaa billowday Abriil 2023 waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac, Barakac, Burbur & xaalado adag oo dhammaan saamayn taban ku reebay Bulshada inteeda badan ku noolayd Magaalada Khartuum oo Caasimadda Dalkaas ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.