Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป DAAWO:-Xil. Jeego oo sheegay in Madaale ay u dooranayaan Madaxweyne & Xil. Dhabanncad oo gef ku tilmaamay hadalkaas

    DAAWO:-Xil. Jeego oo sheegay in Madaale ay u dooranayaan Madaxweyne & Xil. Dhabanncad oo gef ku tilmaamay hadalkaas

    By Liban QoonoFebruary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan aan caadi ahayn ayaa doodad ka dhex dhalatay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha kuwaas oo isku qabsaday sida uu noqonaya maamulka gobolka Banaadir oo muddo badan soo jiitamaysay.

    Kulanka Golaha oo ajandihiisu ahaa ka doodinsta arrimaha siyaasadda ee dalka ka taagan sida dhamaystirka Dastuurka iyo shirka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa diidmo waxaa ka muujiyay Xildhibaan Jeego oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka.

    Xildhibaan Jeego ayaa doodiisa daarneed diimo ku aadan ka qeyb galka shirka uu ku dhawaaqay Deni oo uu sheegay in Madaxweynaha Puntland uu Garoowe u diiday in ay ka degto Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo ah Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka, taas oo ay deegaan doorasheedu ay tahay Puntland.

    โ€œGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ayaa dowladnimada igu matasha, waxa uu u diiday guriga, waxa uu u diiday gayaankayda, waxa uu u diiday Ehalkayda in ay booqato, waxa uu ka celiyay diyaarad; yaawaaye cidda dhagaysanaysa maanta in uu gogol u fidiyo oo Soomaalida isugu keenaya oo heshiisiinaya,โ€ sida uu yiri Xildhibaan Jeego.

    Sidoo kale Xildhibaanka oo sii hadlay ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in uusan ka qeyb galin gogoshaas isaga oo xusay in aan loo dhammeen gogosha uu dhigay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

    Dhanka kale Xildhibaan Jeego ayaa hadal dood dhaliyay ka sheegay Golaha Shacabka, ka dib markii uu ka dhawaajiyey in ay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ay u dooranayaan Madaxweyne halka madaxweyne ku xigeenka ay iyaga iska dhex dooran doonaan.

    โ€œGobolka Banaadir waxa aan ka sameenaynaa maamul gobaleed, madaxweyne ayaan dooranaynaa; Madaale ayaan madaxweyne ka dhigaynaa madaxweyne ku xigeen Beesha shanaad ayaan ka dhigaynaa,โ€ sida uu yiri Xildhibaan Jeego

    Hadalka Xildhibaan Jeego ayaa hadalka uu jeediyay waxaa ka horyimid Xildhibaan Dhabanacad oo sheegay in ay filan waa ay ku noqotay hadalka ka uu jeediyay Xildhibaanka, isaga oo yiri,ย โ€œCaasimaddii Ummadda Soomaaliyeed oo dad badan ay ka dhaxayso, in uu yiraahdo anniga iyo Madaale ayaan qeybsanaynaa, wixii la soo maray waa uu ogyahay Ummadda inta aysan kicin oo warkaas fidin baan rabay in aan u digo, waxa aan ka codsanayaa in uu raaligalin baxsho.โ€

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.