Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xiisad ka taagan Gedo kadib tallaabadii Axmed Madoobe

    Xiisad ka taagan Gedo kadib tallaabadii Axmed Madoobe

    By radiohalgan.comMarch 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in mar kale xiisad dhinaca maamulka ay kasoo cusboonaatay gobolkaais, taas oo ka dhalatay isbeddal maamul oo uu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

    Madaxweynaha oo wareegto soo saaray ayaa soo magacaayay guddoomiye ku xigeennada cusub ee gobolka iyo guddoomiyeyaaha degmooyinka Buurdhuubo iyo Belexaawo.

    Xiisad ka dhalatay isbeddelkan ayaa maanta ka taagan degmada Buurdhuubo, waxaana isku horfadhiyo ciidamo taabacsan maamulkii hore iyo kuwa Jubbaland.

    Nuur Shig Shigoow oo kamidah xubnaha diiday maamulka lasoo magacaabay ayaa Idaacadda Kulmiye u sheegay in labada ciidan ay haatan is horfadhiyaan

    Xaaladda waa cakiran tahay annaga magaalada joogno, iyagana bannaanka ayay joogaan waxay qarka u saaran tahay inuu dagaal qabiil qarxo” ayuu yiri Nuur Shig Shogoow.

    Sidoo kale wuxuu ku daray “Waxa ay xiisadda salka ku haysaa isbeddalka lagu sameeyay guddoomiyaha degmada Buurdhuubo, waxaan diidanahay warqaddii shalay soo baxday.

    Waxaa kale oo uu tilmaamay in mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata xaaladda ka taagan halkaas ay qaadi doonaan madaxda sare ee maamul goboleedka Jubbaland.

    Xiisadda taagan, haddii ay dad ku dhintaan waxaa qaadaya mas’uuliyadda Maxamuud Sayid Aadan, Axmed Madoobe iyo wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland” ayuu raaciyay.

    Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in wax weliba lagu dhameeyo wada-hadal iyo deganaan, si loo qaboojiyo xiisadda haatan soo cusboonaatay.

    “Waxaan ku baaqayaa warqaddan in dib loo celiyo laga fariisto, kadibna laga fariisto, si loo helo isla ogol” ayuu mar kale yiri Nuur Shig Shigoow.

    Gedo ayaa waxaa marar badan kusoo laa laabtay khilaafaadka dhinaca maamulka, kuwaas oo dib u dhigay horumarkii gobolkaasi oo hoostaga dowlad goboleedka Jubbaland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.