Close Menu
    What's Hot

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo ay maanta Somaliland xukun ku ridday?

    Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo ay maanta Somaliland xukun ku ridday?

    By radiohalgan.comJanuary 9, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Garsoorka Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sannad iyo badh xadhig ah ku xukumay Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye, oo kamid ahaa shakhsiyaad ay Somaliland sheegtay inuu la shaqeynayay sirdoonka Soomaaliya.

    Hay’adda Sirdoonka Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland (NIA) ayaa magaalada Hargaysa ku qabatey Cabdiraxmaan 17-December 2023.

    Qoraal lasoo dhigay barta X ee hay’adda NIA ayaa lagu sheegay in Cabdiraxmaan uu hay’adda NISA ee Soomaaliya “u qaabilsanaa khalkhal galinta amniga iyo siyaasadda”.

    Hay’adda NIA ayaa bishii December ee sanadkii hore sheegtay in ay qabteen labo nin oo ay ku sheegeen in ay yihiin sirdoodnka Soomaaliya gaar ahaan shaqsiyaad la shaqeyn jiray taliyihii hore hayโ€™adda ee nabad sugidda Soomaaliya (NISA) Fahad Yaasiin.

    Qoraal ay hay’adda ku soo daabacday boggooda X ee horay loo oron jiray Twitter, ayaa lagu sheegay in raggaasi hore u fuliyeen falal ka dhan ah jiritaanka Somaliland. Labada nin ayay ku sheegtay hayโ€™addu magacyadooda Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye iyo Sahal Axmed Cabdilaahi.

    Wax faahfaahin ah oo intaas dhaafsiisan kama aysan bixin hay’addu laba nin ee ay sheegeen inay gacanta ku dhigeen.

    Maxaan ka naqaan Cabdiraxmaan Kulmiye?

    Sida ay noo sheegeen qoyskiisa oo ay BBC du xiriir la sameysay, Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo haysta shahadaada PhD, ayaa horay u soo noqoday Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Puntland.

    Cabdiraxmaan ayaa ah nin ku takhasusuay cilmiga noolaha badda iyo dhammaan kuluumeysiga.

    Ciise Maxamud Dhollowaa oo saaxiib la ah isla soo shaqeyeen oo ku sugan magaalada Melbounre ee dalka Australia ayaa BBC u sheegay in uu si wanaagsan u garanayo Cabdiraxmaan.

    Wuxuu sheegay in uu aqoon dheer u leeyahay Dr. Cabdiraxmaan warbixino ku saabsan cilmiga noolaha baddana uu qoray.

    โ€œAxadii la soo dhaafay ee labada bisha ayaa iigu dambeysay, waxaan ka hadalnay arrimo shaqsiyadeed, wuxuuna ii sheegay in uu hayโ€™ado caalami ah uu la shaqeeyoโ€. ayuu BBC da u sheegay Ciise.

    Sidoo kale wuxuu sheegay aqoonta uu u leeyahay in ay uga filan tahay inuu ku qiimeeyo shaqsiyadiisa.

    โ€œMuddo ayaan is naqaan, waxaan wada deggannahay magaalada Melbourne, Puntland waa ka soo wada shaqeynay, shaqsi ahaan ayaan u aqaan, ma ahan nin waxaas aqoon u leh,โ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

    Mar aan weydiinay waxa ay kala socaan xaaladiisa markii la xiray wuxuu Ciise noo sheegay.

    โ€œDad aan ehel nahay oo u tagay ayaa noo sheegay in uu fiican yahay oo aysan ka muuqan wax dhibaato ahโ€.

    BBC Somali waxay la xiriirtay hay’ada NISA ee Soomaaliya si aan wax uga waydiino kiiska loo haysto labada nin ee ay Sirdoonka Somaliland ku eedeeyeen inay basaasiin ahaayeen, balse waxay si hor dhac noogu sheegen “in aysan ragaasi ku jirin galka hay’adda NISA, baaritaanna ay ku wadaan kiiska,”

    Sidoo kale xiriir aan la sameynay hayadda sirdoonka Somaliland ayaan suuragalin inaan helno.

    Dadka ay qabatay hayโ€™adda NIA

    Waxaa jira dad badan oo loo haysto eedeymo kala duwan oo bishii u dambeysay ay haโ€™yadd NIA sheegtayt in ay soo qabatay. Qabashada Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye iyo Sahal Axmed Cabdilaahi ayaa tii ugu dambeysay ee baahisay hay’adu.

    Marar kala duwan oo ay BBC isku dayday inay wax ka waydiiso qabashada dad ay ajnabi kamid yihiin oo ay sheegtay hay’addu inay gacanta ku dhigtay ayaa guul darro ku dhamaaday.

    Isniitii afarta bishan December ayey sheegtay haโ€™yadda in ay qabatay saddex nin oo lagu eedeeyay in ay xogaha amniga Somaliland siin jireen khaatumo.

    Saddaxda nin ayey magacyadoodu ku sheegtay hayโ€™adda Cabdifitaax Cali Cabdi, Cabdifitaax Xasan Cilmi iyo Cabdirashiid Muxumad Ibraahim.

    Hayโ€™adda waxay kaloo hore u sheegtay in ay gacan ku dhigtay labo boqol oo taayar oo u badan noocyada gaadiidka dagaalka kuwaas oo loo waday dhinaca Laasacaanood.

    Warar kale ee hayโ€™adda hore u sheegtay waxaa ka mid ahaa in laba gaari oo u rarnaa Khaatumo iyo darawaldooda ay qabatay. Waxyaabaha saarnaa ma aysan faahfaahin hayโ€™ddu.

    Sidoo kale waxay hore u sheegtay in saanad militeri oo ay kamid yihiin kabo ciidan ay ku qabteen gobolka Togdheer waxayna ku sheegtay in loo waday Khaatumo.

    Waxyaabaha kale ee hayโ€™adda dhawaan ay sheegtay waxaa ka mid ah in 18 gawaari ahoo aan nambarka taarikada laheyn oo waday falal qorsheyn ay qabteen.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.