Close Menu
    What's Hot

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi la wada galay Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti (Yuu u hiilin doonaa)

    Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi la wada galay Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti (Yuu u hiilin doonaa)

    By radiohalgan.comFebruary 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi dhaqaale ayey la wada galeen Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Dawladaha danahooda istiraajiga ah ayaa haga, halka ay ugu badiso ayeyna ka dheefsadaan. Caadifad, qiiro iyo niyad wanaag wax badan kuma dhisaan.

    Waxaan xusuustaa iyadoo madaxdii talada dalka iskaga danbaysay na leeyihiin Itoobiya tii hore ee aad taqaaneen maaha. Xilli aan fogayna dawlad kale ayaa na loo sheegay in ay tahay saaxibka keli ah ee ay Soomaaliya leedahay.

    “Sideebay dawlad u fekertaa (How State Think). Waa buug ay qoreen John Mearsheimer iyo Sebastian Rosato oo maalmahaan ugu aqriska badan yihiin dadka daneeya arrimaha dawladnimada, gaar ahaan kaadirka ku hawlan dibloomasiyadda iyo xiriirka caalamiga.

    Labada Barafasoor oo baac wayn ku leh arrimahan ayaa ku doodaya in dawladda caaqilka ah lagu garto sida ay dunida u fahamsantahay, danaheedana uga dhex jirato, iyagoo halbeegga lagu garto dawladaasna ku sheegay.

    1- In ay go’aanka ku dhisto aragti cilmi ah iyo aqoon lagu fahmi karo xaaladda taagan

    2- In hannaanka go’aan qaadashada loo maro waddo sax ah oo ay soo dhirrandhiriyeen hay’adihii ku shaqada laha

    Haddii aad doodda buuggan ku xusan ku qiimayso siyaasadda arrimaha dibadda dalkeenna, waxaa kuu soo baxaysa in aan weli ka fognahay dawlad caaqil ah, laakiin aan haysano fursadihii aan ku noqon lahayn.

    W/Q Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.