Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Suuragal ma tahay in Dagaalka Gaza ka socda uu salfado Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden?

    Suuragal ma tahay in Dagaalka Gaza ka socda uu salfado Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden?

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wajahaya cadaadiskii ugu darnaa ee mustaqbalkiisa soo foodsaaray, ka dib markii uu lumiyey qayb muhiim ah oo ka tirsan dadka seeskiis siyaasadeed oo ay ku kala dhinteen mowqifka uu ka istaagey dagaalka Qasa.

    Madaxweyne Biden aya la soo baxay mayal adeyg iyo miiggaganaan aan looga baran madaxda Mareykanka, ka dib markii uu ku gacan saryaray talooyin iyo codsiyo uga imaaanayey taageereyaasha Xisbiga Dimuqraadiga oo doonayey in uu ka shaqeeyo sidii loo baajin lahaa masiibda bini’aadamnimo ee ka dhacday marinka Qasa.

    Mr. Biden oo si furcaddi ah ula saftay Israa’iil ayaa diidey in uu dheg jalaq u siiyo cadaadis aan kala go’ lahayn oo loog dalbanayey in uu taageero go’aaamada Golaha Ammaanka iyo kan guud ee Qaramada Midoobey si xabadda loo joojiyo. Wuxuuna taas beddelkeed ku hagoogtay Bajamin Natanyahu is xukuumaddiisa oo ay ku badan yihiin kooxaha xagjirka ah.

    Go’aanka Madaxweyne Biden ayaa ku so aadey xilli xasaasi ah oo ay qarka u saaran tahay doorasho aad loogu loollamayo oo uu kula jiro ninkii uu kursiga ka ritey oo doonayo in uu markiisa gambarka la geddiyo. Sidaas darteed, Biden ma awoodo in uu lumiyo taageerada xisbiga gudihiisa.

    Laakiin dadka siyaasadda Mareykanka odorosa ayaa qaba in odayga uu gacantiisa isku toogtay markii uu baciidsaday qayb muhiim ah oo ka mid ah dadkii talada u dhiibey. Gaar ahaan wuxuu lumiyey kalsoonid Muslimiinta Mareykanka iyo dadyowga kale ee qunyar-socodka ah oo u arkay in ay codkoodi eedeen, waxayna wacad ku mareen in ay sanduuqa codbxinta uga aarsan doonaan.

    Joe Biden waxaa waa cusub ku baryey markii malaayiin codbixiyeyal ah oo uu ku xisaabtamayey codkooda u diideen islamarkaana far waa weyn ugu dhigay in uusan codkooda ku tashan.

    Madxweyne Biden oo xalay khudbad sannadeedkii ugu dambeysey muddo xileedkiisan xalay u jeediyey dadweynaha Mareykanka ayey walaac ka muujiyey aayaha dalka, wuxuuna billaabay in uu dadka ku beer dulucsado halis ku soo foolleh hab nololeedkooda dimuqraadiga ah. Taas oo loo fasirtay qaylo dhaan naf-la-caari ah oo u uku doonayo in uu caano daatay dabadood qabto.

    Isha: BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.