Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » SSC Khaatumo oo ka digtay talaabo ay damacsan yihiin Somaliland & Itoobiya

    SSC Khaatumo oo ka digtay talaabo ay damacsan yihiin Somaliland & Itoobiya

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa ka qaybgalay Isusoobax Bulsho oo Shacabka Magaalada Laascaanood ay ku taageerayeen Ciidamada Difaaca SSC-khaatumo, adkaynta Amniga Caasimadda, kobcinta Dhakhliga iyo kor u qaadista canshuur-bixinta.

    Ugu horeyn Hoggaamiyaha ayaa ku ammaanay shacab weynaha SSC-Khaatumo sida ay markasta u garab taagan yihiin Maamulkooda, sidoo kale Hoggaamiyaha ayaa bogaadiyay Ciidamada Difaaca SSC-Khaatumo oo ah geesiyaasha shacabka reer SSC-Khaatumo ay dartood u haystaan Nabadda iyo Amniga.

    Hoggaamiyaha ayaa shacabka la wadaagay in Maamulka Somaliland iyo Muuse Biixi ay qorsheynayaan colaad iyo weerar ay ku soo qaadaan deegannada SSC-Khaatumo mar kale, isagoona ugu baaqay shacabku inay is garabtaagaan ciidanka Difaaca oo ah.

    Hoggaamiyaha ayaa ugu baaqay Dawladda Federaalka Soomaliya in doorkeeda ka qaadato sidii loo difaaci lahaa Midnimada Jamhuuriyadda Soomaliya taasoo Maamulka Soomaliland u taagan yahay kala-goynteeda.

    Dhanka kale, Hoggaamiyaha ayaa xusay in Beesha Caalamku ay indhaha ka daawanayeen denbiyada dagaal ee Muuse horey u galay iyo colaadaha uu hurinayo wakhtigan, Hoggaamiyaha ayaa sheegay cawaaqib xumada ka dhalataa colaadaha Muuse hurinayo ay Masuuliyaddeeda qaadayaan ciddii soo qaaaday.

    Hoggaamiyaha ayaa ugu baaqay Ciidamamada Difaaca SSC-khaatumo, Shacabka, Qurbajoogta, Ganacsatada, Culimada, Haweenka iyo Dhalinyaradaba SSC-Khaatumo in ay u diyaar garoobaan dagaal iyo sidii ay u difaaci lahaayeen dalkooda, dhammaantoodna isaga xaadirinlahaayeen furimaha hore ee Maamulka SSC-Khaatumo.

    Dhinaca kale, oggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-cali Firdhiye ayaa uga digay dowladda Itoobiya inay soo faro galiso arrimaha gudaha ee degaanada maamulkiisa.

    Hoggaamiye Firdhiye ayaa sheegay inay jiraan warar sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la dul keenayo degaanada SSC uu ka arrimiyo maamulkiisa.

    “Waxaanu aqbali karayno ma ahan, ma aqbalayno. Dadkayaga iyo dalkayaga annagaa ka masuul ah. In ciidamo kale la dulkeeno ama lasoo fara galiyo, ma aqbalayno, waana ka dagaalamaynaa,” ayuu yiri

         

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.