Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Sacuudiga oo markii ugu horreysay fasaxaya in khamri lagu iibiyo gudaha dalka

    Sacuudiga oo markii ugu horreysay fasaxaya in khamri lagu iibiyo gudaha dalka

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay magaalada Riyaad laga furi doono dukaan lagu iibiyo khamriga oo ay ka iibinayaan koox la soo xulay oo aan Muslimiin ahayn, waana markii ugu horreysay oo la furo dukaan noocaas ah in ka badan 70 sano.

    Macmiilka ama qofka iibsanaya waxa ay ku koobnaan doonaan oo keliya shaqaalaha dublamaasiyadda, kuwaas oo sannado badan isticmaalayay xidhmooyin khamri ah oo tiimbareysan oo loo yaqaanno boorsooyinka diblomaasiyiinta.

    Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in dukaankan khamriga uu ka hortagi doono “ka ganacsiga sharci darrada ah ee khamriga”.

    Khamriga ayaa waxaa la mamnuucay 1952, ka dib markii mid ka mid ah wiilasha Boqor Cabdulcasiis, Mishari bin Abdulaziz Al-Sucuud oo sakhraan uu toogtay diblumaasi British ah oo la oran jiray Cyril Ousman, oo ahaa qunsul ku xigeenkii Ingiriiska ee Jeddah.

    Sanad ka dib, Boqor Cabdulcasiis wuxuu soo rogay in gabi ahaanba la mamnuuco khamriga. Mishari ayaa lagu xukumay dil.

    Dukaankan cusub ayaa ku yaala magaalada Riyaad gaar ahaan dhanka galbeed ee bartamaha magaalada, sida lagu sheegay dukumeenti ay arkeen wakaaladaha wararka ee AFP iyo Reuters

    Ilo xog ogaal u ah qorshayaasha ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in la filayo in dukaanka la furo toddobaadyo gudahood hase ay jiri doona xaddidaadyo.

    Dadka isticmaalaya ayaa waxay u baahan doonaan inay is-diiwaangeliyaan oo ay fasax ka helaan dawladda ka hor inta aysan iibsan.

    Qof da’diisu ka yar tahay 21 jir looma oggolaan doono dukaanka “Waana looga baahan yahay inuu xirto labbis wanaagsan mar-walba”

    Looma oggolaan doono inay qof u soo dirsadaan Khamrigu, sida darawalkooda. Xaddidaadahan waa la dhaqan gelin doonaa, ayaa lagu yiri bayaanka.

    Hase yeeshee – sida ku cad dukumentiga ay aragtay AFP – kuwani ma noqon doonaan kuwo aad u adag.

    Waxaa la soo saari doonaa dhibco lagu xaddidayo inta litar ee u qofka isticmaalayo. 240 dhibcood ayaa bishii loo oggolaanayaa qofka taas oo micneheheedu yahay qofkii isticmaala hal litar oo khamri ah waxay u dhigantaa 3 dhibcood.

    Sidoo kale ma jiraan wax soo jeedin ah oo sheegaya in dadka isticmaalaya lagu xaddidi doono diblomaasiyiinta keliya ama loo oggolaan doono “ajnebiga caadiga ee ku sugan.

    Wararka xanta ah ayaa sanado badan isa soo tarayay in khamriga laga heli karo boqortooyada Sacuudiga iyadoo ay jirto mowjado isbedel bulsheed oo lagu soo bandhigay qayb ka mid ah ajandaha waxka bedelka ee dhaxal sugaha Mohammed bin Salman ee Vision 2030, oo ay ka mid yihiin hordhaca shineemooyin iyo xaflado muusig oo isku dhaf ah.

    Sida uu dhigayo sharciga Sucuudiga ee hadda jira, ciqaabta isticmaalka ama haysashada khamriga waxa ka mid horseedi kara ganaax, xabsi, karbaash iyo masaafurinta ajaaniibta.

    Dukumeentigu wuxuu sidoo kale sheegay in mas’uuliyiintu ay qorsheynayaan “qaab cusub oo sharci ah” kaas oo sidoo kale u oggolaanaya in “nooc gaar ah” oo khamri ah la keeno.

    Muddo sanado ah shaqaalaha dublamaasiyadu waxay ku qasbanaadeen inay adeegsadaan “boorsooyinkooda”, oo aysan faragelin karin mas’uuliyiinta waddanka ay martida u yihiin, si ay u keensdaaan xaddi xaddidan oo khamri ah.

    Hase yeeshee, Imaaraadka iyo Qadar ayaa sidoo kale ogol in khamriga laga iibiyo dadka aan Muslimka ahayn ee ka weyn 21 jir.

    Ma jiro wax talo ah oo ka soo baxay dukumeentiga Sacuudiga oo ah in dowladda halkaas ka jirta ay ka fekereyso inay sidaas oo kale sameyso.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.