Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Q/Midoobay oo War ka soo saartay xaalad adag oo ka taagan Magaalada Gaza

    Q/Midoobay oo War ka soo saartay xaalad adag oo ka taagan Magaalada Gaza

    By radiohalgan.comFebruary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kororka nafaqo-xumada ba’an ee carruurta, gaar ahaan carruurta da’doodu ka yar tahay shan sano, iyo haweenka uurka leh iyo kuwa naaska nuujiya ee Gaza ay weli tahay “walaac weyn.”

    Warbixintii u dambaysay ee ka soo baxday  xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xidhka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa sheegaysa in nafaqo-xumo ba’an lagu arkay 9.6% 3,500 carruur ah oo ay da’doodu u dhaxayso 6 bilood iyo 5 sano jir ee Gaza, taasoo laba iyo toban laab ka badan heerka ay aheyd ka hor weerarkii 7da Oktoobar

    Waqooyiga Gaza, waxaa jirtay 16.2% heerka nafaqo-xumada ba’an ee carruurta, taas oo ka sarreysa heerka halista ah ee Ururka Caafimaadka Adduunka oo ah 15%.

    OCHA ayaa sheegtay in qiyaastii 75% dadka Gaza ee 2.3 milyan gaaraya ay barokaceen ayna soo food saartay cunto yari, biyo, hoy iyo daawo yari.

    Xiisadda colaadeed ee ka taagan magaalada Khan Younis ayaa sii wadda kumannaan qof oo dhanka koonfureed uga sii socota dhanka Rafah, halkaasoo intooda badan ay ku nool yihiin dhismayaal ka sameysan cooshadaha, teendho ama bannaannada.

    Kaliya afar ka mid ah 22 ka xarumaha caafimaadka ee Hay’adda Qaramada Midoobay ee Gargaarka Qaxootiga Falastiin ayaa wali ka shaqeeya Marinka Gaza sababo la xiriira duqeymaha socda ee Israel iyo xannibaadaha gelitaanka goobaha qaar”, ayay hay’addu sheegtay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.