Close Menu
    What's Hot

    Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป MW Cosoble oo shaaciyay qorshe halis ah oo heshiiskii Itoobiya oo qeyb ka tahay Al-Shabaab

    MW Cosoble oo shaaciyay qorshe halis ah oo heshiiskii Itoobiya oo qeyb ka tahay Al-Shabaab

    By radiohalgan.comJanuary 9, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii Koowaad ee HirShabelle Mudane Cabdullahi Cosoble oo ka hadlay heshiiskii Addis Ababa ay dhawaan ku gaadheen Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed ayaa far muuqay qorshe halis oo laga leeyahay heshiiskaasi.

    Cosoble ayaa ugu horeyn sheegay in heshiiskan uu yimid kadib markii ay soo muuqatay ifafaalo ay Soomaaliya dib isugu taageyso cagaheeda, kadib dagaalka Al-Shabaab lagu qaaday iyo cuna-qabateynta hubka ee Soomaaliya laga qaaday.

    Inkasta oo madaxweynihii hore ee HirShabelle uu weerar qaawan ku qaaday Somaliland, haddana waxa uu far-muuqay in heshiiska badda laga leeyahay qorshe ah in Al-Shabaab ay weerarto Itoobiya, si ay xukuumadda Addis Ababa u xalaaleysato duullaan ay soo qaado, islamarkaana u lunto xasilloonida curdinka aheyd ee ka hana qaaday Koonfurta Soomaaliya.

    Qorshaha kooxda Somaliland wuxuu yahay in ay Al Shabab weerarro ku qaadaan Itoobiya si ay Itobiyana u soo daba gasho uguna soo gudubto gudaha Soomaaliya, kaddibna uu bilowdo kacdoon shacabka Soomaaliya ay kaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya, halkaana ay ku lunto xasiloonida ka bilaabatay Koofurta Soomaaliya, Al-Shabaab-na ay helaan taageero dibna ugu laabtaan deegaanadii laga sifeeyay.โ€

    Kooxda Al-Shabaab ayaa dagaal ka dhan ah Itoobiya ku dhawaaqday kadib markii uu soo baxay heshiiska ay Somaliland ku siineyso Itoobiya qeybo kamid ah badda Soomaaliya, ayada oo durba bilowday raadinta dagaal-yahaano cusub oo ay qorato, xilli bilihii dambe ay kordheen dhalinta la qalday ee kasoo goosatay kooxda.

    Hoos ka aqriso qoraalka Cosoble

    Malaheygii baa ii muuqda. Biixi maxaa ku qasbay inuu badda bixiyo? Wuu og yahay ineysan suurtagal aheyn ee muxuu ka shaqeynayaa?

    Dagaalkii lagu qaaday Al Shabaab iyo guulaha isdaba jooga ah ee laga gaaray, cuna-qabateynta hubka ee la qaaday iyo deynta laga cafiyay Soomaaliya wexey welwel baโ€™an ku abuureen hogaanka Somaliland.

    Waxaa u muuqatay iney Soomaaliya cagaheeda isku taageyso, rajadii ay ka qabeen iney Somaliland ictiraaf heshana ay dhimatay.

    Haddaba kuwii duudka Al Shabaab iyo dhiiga shacabka Soomaalida ku raadinaayay aqoonsiga markey xaqiiqsadeen inaan Somaliland la ictiraafeyn ayey halkey ka tanasuli lahaayeen riyadoodii beenta aheyd oo ay walaalahood Muqdisho wax la qeybsan lahaayeen, wexey door bideen, si ay u sii seeta dheereystaan hantida shacabka Somalilaana u sii boobaan, waxey ku fekereen iney xiisad ka dhex abuuraan Soomaaliya iyo Itoobiya ayagoo ka faaโ€™iideysanaya baahida waalida ah ee ay Itoobiya u qabto bad.

    Qorshaha kooxda Somaliland wuxuu yahay iney Al Shabab weerarro ku qaadaan Itoobiya si ay Itobiyana u soo daba gasho uguna soo gudubto gudaha Soomaaliya, kaddibna uu bilowdo kacdoon shacabka Soomaaliya ay kaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya, halkaana ay ku lunto xasiloonida ka bilaabatay Koofurta Soomaaliya, Al Shababna ay helaan taageero dibna ugu laabtaan degaanadii laga sifeeyay.

    Somaliland waa maskaxda khawaarijta ayada ayaana dhowr iyo toban sano u adeegsaneysay ineysan Soomaaliya xasilin.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Daawo:- Maamulka MW: Ht. Mudane Coloow Oo Shacabka Reer Baladweyne Salaada Ciida Kula Tukaday

    April 10, 2024

    Daawo:- G Ilkacase Waxaan Gacan Bir Ah Ku Qaban Donaa Dadka Qaska Iyo Fowdada ka Wado Baladweyne

    April 10, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Magacaabista Raโ€™iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.