Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Midowga Afrika oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta xiisadda Somalia iyo Itoobiya

    Midowga Afrika oo qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta xiisadda Somalia iyo Itoobiya

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ururka Midowga Afrika oo ka duulaya dajinta xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa qaaday tallaabadii ugu horreysay, si loo qaboojiyo xiisadda labada waddan ee ka dhalatay heshiiska badda.

    Midowga Afrika ayaa madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo u magacaabay inuu madax ka noqdo wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Qoraal kasoo baxay Midowga Afrika ayaa waxaa lagu sheegay Olusegun Obasanjo uu hoggaamin doono dadaallada la doonayo in lagu dhex-dhexaadiyo labada dhinac.

    “Si looga hortago sii hurinta xiisadaha u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa qaaday tallaabo waxayna ka codsadeen Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo inuu hoggaamiyo wada xaajoodka isla markaana la qaboojiyo khilaafka sii kordhaya” ayaa lagu yiri qoraalka

    Magacaabistan ayaa kusoo aadeysa, ayada oo dowladda Soomaaliya ay diiday in la dhex dhexaadiyo Itoobiya, illaa laga noqdo heshiiska xadgudubka ku ah madax bannaanideeda.

    “Ma jirto dhex-dhexaadin haddii aysan Itoobiya ka laaban is-afgaradkii sharci-darrada ahaa oo aysan dib u xaqiijin madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaan ay horay usoo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

    Tallaabada uu haatan qaaday Midowga Afrika ayaa sidoo kale timid, xilli waddamada gobolka ay shir ku yeesheen magaalada Kampala, kaas oo looga hadlay xiisadda labadaan dal.

    Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xiriirkooda uu xumaaday, kadib markii ay kowdii bishaan Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ay gaareen heshiis ay ka carootay dowladda federaalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.