Close Menu
    What's Hot

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

    May 1, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    By Liban QoonoFebruary 11, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    Dad badan ayaa muhiim u arka shirka la filayo in uu magaalada Muqdisho ku dhex maro Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo waxa loo gu yeero Golaha Mustaqbalka Soomaaliya (dad badan u yaqaanaan Golaha Mustaqbal-seegga ama Mustaqbal-beelka Soomaaliya). Shirkan oo ka dhashay baaqii shirkii Kismaanyo, ayaa qabsoomiddiisa waxaa kaalin ku lahayd Beesha Caalamka oo isu soo dhoweysay dhinacyada.

    Doodda waxa loo guyeero Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, waxa ay ku salaysan tahay labo qodob:

    1. Dastuurka;
    2. Doorashada.

    Sida muuqata, Baarlamanku waa uu sii wadayaa hawlaha dastuurka, ma na jirto filasho ah in la hakin doono wax-ka-beddelka dastuurka. Sidoo kale, jihaynta doorashadu, waxa ay u taallaa dhammaan saamileyda siyaasadda ee dalka. Arrinta doorashada, ma aha wax ay go’aan ka gaari karaan labo maamul oo fallaago ah iyo siyaasiyiinta garab-raratada ah ee joogay Muqdisho. Inta uu socdo shirku, waxaa xubnaha golahan loo sheegi doonaa in ay soo gudbiyaan taladooda iyo aragtidooda. Wixii intaas ka dambeeya na, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay shirar la yeelan doontaa saamileyda kale ee siyaasadda, oo ay ku jiraan maamullada hadda maqan iyo siyaasiyiinta kale. Sidaas awgeed, ma jirto wax go’aan siyaasadeed ah oo la ga filayo shirka Muqdisho. Keliya, dawladdu waxa ay dhegaysanaysaa aragtida ay qabaan Bahwadaagta Imaaraadka.

    Shirkan, waxa aan ku tilmaami karaa in uu yahay mid u dhexeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo labo oday oo u jeellan Muqdisho. Dawladdu waa ay la hadlaysaa oo waa ay soo dhoweyneysaa cid walba oo muwaadiniinteeda ah oo qabta aragti kale. Ha se yeeshee, ha sugin in wax go’aan ah uu ka soo baxo shirka Muqdisho, aan ahayn in la ballaariyo oo la sii wado wadahallada.

    Abdirashid Muse

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

    May 1, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

    May 1, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.