Close Menu
    What's Hot

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay dad u dhashay Israa’iil oo lagu eedeeyey..

    Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay dad u dhashay Israa’iil oo lagu eedeeyey..

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday wareeggii koowaad ee cunaqabateyn sida uu dhigayo amar fulineed cusub oo lagu beegsanayo kuwa rabshadaha ka wada Daanta Galbeed.

    Cunaqabataynta cusub oo xannibaysa hantidooda maaliyadeed kana mamnuucaysa inay yimaadaan Maraykanka ayaa bartilmaameedsaday afar qof oo Israel u dhashay.

    War qoraal ah oo uu soo saaray Khamiistii, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken waxa uu ku sheegay in “Israa’iil ay tahay inay wax badan ka qabato sidii ay u joojin lahayd rabshadaha ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ku sugan Daanta Galbeed ayna la xisaabtanto kuwa mas’uulka ka ah.

    Talaabadan ayaa diiradda saaraya afar qof oo lagu eedeeyey inay si toos ah rabshado ama caga-jugleyn ka geysteen daanta Galbeed sida ayay sheegtay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.

    Waxaa ku jira dad lagu eedeeyay inay abaabuleen oo ay hormuud ka ahaayeen rabshado; dab la qabadsiiyay dhismayaal, beero iyo gaadiid; ku xadgudubka rayidka; iyo burbur hantiyeed.

    Afarta qof ee la magacaabay ayaa kala ah David Chai Chasdai, Einan Tanjil, Shalom Zicherman iyo Yinon Levi.

    Aqalka Cad ayaa ku wargeliyay dowladda Israel qorshaheeda ka hor amarka oo xannibi doona hantida iyo macaamilka Maaliyadeed ee shakhsiyaadka dhinaca Maraykanka wuxuuna ka mamnuuci doonaa dadka Maraykanka ah inay maalgeliyaan ama lacag ku darsadaan.

    Madaxweyne Joe Biden waxa uu la kulmay diidmo kaga timid qaybo muhiim ah oo ka mid ah isbahaysigiisa siyaasadeed oo uu ku taageeray Israel dagaalka ay kula jirto Xamaas ee Gaza.

    Inkasta oo amarkan aan la filayn in uu wax ka qabto xaaladda Gaza, haddana waxa ay calaamad u noqon doontaa mid ka mid ah tallaabooyinka muhiimka ah ee uu qaaday si uu u dhaleeceeyo Israa’iil tan iyo markii uu dagaalku bilaabmay, waxaana ay noqon kartaa calaamad ka timid Biden oo ku wajahan Muslimiinta iyo Carabta-Maraykanka cod-bixiyayaasha ee ka xanaaqay diidmadiisa inuu ku baaqo xabbad-joojin.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.