Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Liverpool Oo Maamuus Weyn U Sameyneysa Jurgen Klopp – Steven Gerrard Xitaa Weli Ma Helin

    Liverpool Oo Maamuus Weyn U Sameyneysa Jurgen Klopp – Steven Gerrard Xitaa Weli Ma Helin

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Jurgen Klopp ayaa lagu maamusayaa in taalo looga dhiso garoonka Anfield ka dib markii uu ka dhawaaqay inuu isaga tagayo shaqada tababare ee kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

    Ka dib sagaal sannadood oo koobab u qaaday kooxda, Klopp ayaa ka yaabiyay dunida kubada cagta maanta oo Jimce ah markii uu xaqiijiyay bixitaankiisa lama filaanka ah.

    56 jirkaan ayaa sheegay in go’aankiisa uu la xiriiro inay ka dhamaatay tamartii uu Liverpool ugu hogaamiyay Champions League, Premier League, FA Cup, Carabao Cup iyo Club World Cup.

    “Waan ogahay inaan shaqadaan sameyn karin marba marka ku xigta” ayuu yiri.

    Ka dib markii uu faafay warka ku saaban bixitaankiisa, waxaa soo baxaya warar sheegaya in Liverpool ay ku maamuuseyso Klopp taalo looga dhisayo Anfield madaama uu ku dhawaad 10 sannadood kooxda wax weyn u qabtay.

    Halyeeyada Liverpool Bill Shankly iyo Bob Paisley ayaa durbaba taalooyin ku leh banaanka Anfield, taageerayaasha ayaana haatan dalbanaya in Klopp isna lagu darro liiskaas.

    Taageere ayaa yiri: “Jurgen Klopp wuu ka tagayaa Liverpool. Kooxdeena ma soo mari doono tababare isaga la mid ah. Waan ku xiisi doonaa Jurgen. Waxaad tahay Scouse sideena oo kale ah. Taalo ha loo dhiso.”

    Mid kale ayaa soo qoray: “Waxba igama gelin waxa ay dadku yiraahdaan, Jurgen Klopp wuxuu u baahan yahay taalo banaanka garoonka ah. Waa tababarihii ugu weynaa ee Liverpool ee aan abid arko. Shanks iyo Paisley mar walba waxay ahaan doonaan halyeeyada Liverpool, laakiin waqtigoodii ma aanan joogin.”

    Mid seddexaad ayaa yiri: “Sida ugu dhakhsiyaha badan ee taalo loogu dhiso karo Jurgen Klopp waa sidee?”

    Klopp ayay u badan tahay inuu taalo ka heli doono Liverpool oo aan weli taalo u dhisin kabtankoodii ugu weynaa abid Steven Gerrard oo ciyaaraha xilli hore ka fariistay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.