Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Jamie Carragher Oo Magacaabay Tababaraha Uu Doonayo In Loo Dhiibo Liverpool

    Jamie Carragher Oo Magacaabay Tababaraha Uu Doonayo In Loo Dhiibo Liverpool

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Halyeyga Liveprool ee Jamie Carragher ayaa ka hadlay go’aanka tababare Jurgen Klopp uu kaga tegayo kooxdiisa Liverpool, waxaana uu tilmaamay macallinka uu la doonayo in uu noqdo beddelkiisa ee ay tahay in maamulka Liverpool ay magacaabaan.

    Jurgen Klopp ayaa soo afjaraya sagaal sannadood oo uu joogay Anfield, waxaana layaab ku noqotay taageereyaasha markii uu Jimcihii muuqaal uu soo duubay ku sheegay inuu go’aansaday inuu ka tago kooxda marka uu xilli-ciyaareedkani dhamaado, isaga oo ku sababeeyey inay dhamaatay tamartii uu shaqada kusii wadi lahaa

    56 jirkan oo Liverpool u qaaday Champions League, Premier League, FA Cup, Carabao Cup iyo Club World Cup ayaa tababaraha Liverpool noqday sannadkii 2015, isaga oo waqtigaas beddelay Brendan Rodgers.

    Tiro tababareyaal waaweyn ah ayaa lala xidhiidhinayaa Liverpool, waxaana ka mid ah Roberto De Zerbi, Zinedine Zidane iyo Xabi Alonso oo isagu ah shaqsiga ugu cadcad maadaama ay kooxdiisa Bayer Leverkusen wacdaro ka dhigayso horyaalka Bundesliga, sidoo kalena uu hore ugu soo ciyaaray Liverpool oo uu ka mid ahaa xiddigihii sannadkii 2005 u qaaday Champions League.

    Halyeygii Liverpool iyo xulka England difaaca uga ciyaari jiray ee Jamie Carragher ayaa waxa uu sheegay in labada tababare ee kusoo baxaya Liverpool ay yihiin Xabi Alonso iyo Roberto De Zerbi oo uu sheegay inay shaqooyin cajiib ah ka hayaan kubadda cagta, balse waxa uu hu’ga saartay Alonso.

    “Waxa aad ka firkirtaan tababareyaasha uu lasoo shaqeeyey Xabi Alonso, waa Rafa Benitez oo Liverpool ay wada joogeen, Jose Mourinho, Carlo Ancelotti iyo kuwo kale. Hadda waxa uu shaqo cajiib ah ka qabanayaa Bayer Leverkusen, waa tababaraha ugu da’da yar ee shaqada ugu fiican ka haya kubadda cagta, shakina kuma jiro.” Ayuu yidhi Jamie Carragher.

    Waxa uu intaa ku daray: “Mid kale waa Roberto De Zerbi ee Brighton jooga oo shaqo fiican qabanaya. shaqadiisu waa mid u dhow heerka Jurgen Klopp.

    “Laakiin waxa aad eegtaan waxa uu Xabi Alonso ka qabanayo Bayer Leverkusen, waxay la tartamayaan Bayern Munich. Bal eeg waxa uu De Zerbi qabanayo, waxa uu isku dayayaa inuu la tartamo kooxaha sare ee horyaalka Premier League, xilli-ciyaareedkii horena shaqo aan caadi ahayn ayuu qabtay.”

    Intaa kaddib ayuu Jamie Carragher sii kala doortay Xabi iyo De Zerbi, waxaanu yidhi: “Anigu waxa aan dooran lahaa Xabi Alonso.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.