Close Menu
    What's Hot

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israaโ€™11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israaโ€™11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israaโ€™11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Itoobiya miyey ka soo dabacday mowqifkii ay ka taagnayd heshiiskii ay la gashay Somaliland

    Itoobiya miyey ka soo dabacday mowqifkii ay ka taagnayd heshiiskii ay la gashay Somaliland

    By radiohalgan.comJanuary 22, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ayadoo weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii isafgarad ee 1dii Janaayo ay Addis Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland ayaa waxaa soo baxaya hadal cusub oo u muuqada in Itoobiya ay si ka duwan sidii hore u wajahayso arrintaas.

    La taliyaha amniga qaranka ee raโ€™iisul wasaaraha Itoobiya Redwan Xuseen ayaa bartiisa X (Twitter) ku soo qoray qoraal u muuqda in Itoobiya ay ka hadlayso halka ay ka taagan tahay arrinta madax banaanida Soomaaliya iyo duurxul ku socda Masar oo Soomaaliya ugu yaboohday garab istaag milateri, ayadoo Masar iyo Itoobiyana ay ka dhaxayso xurguf ka dhalatay biya xireenka weyn ee Itoobiya ay dhawaan dhisatay.

    Redwan Xuseen wuxuu bartiisa X ku qoray โ€œka goโ€™naanshaha Itoobiya ee nabadda iyo amaanka Soomaaliya waxaa lagu muujiyey dhiigga iyo dhididka wiilasheena iyo gabdhaheenna qiimaha leh. Itoobiya iyo Soomaaliya deris soohdin wadaaga kaliya ma aha, laakin waa dalal isku bah ah oo wadaaga luqad, dhaqan iyo dad. Xiriirka isku keen haya waa mid xoog leh. Himiladeennu waa mid isku xiran oo aan la kala saari karin. Heshiiska is afgarad ee Somaliland aan la yeelanay waa mid iskaashi iyo bahwadaag, kaasoo Itoobiya marin u siinaya badda marka xagga ganacsiga laga hadlayo. Ma aha in aan dhul ku darsanayno ama in loo qaato madaxbanaanida dhuleed ee waddanโ€.

    Wuu sii waday qoraalka isagoo ka hadlaya dalal kale oo uusan magacaabin laakinse loo arko in uu si sarbeeban ugu jeedo dalalka Soomaaliya taageerada u muujiyey. โ€œWalow ay taasi xaqiiqada tahay, jilayaasha qaar oo aan taageero sidaa u weyn siin Soomaaliya xilligii ay baahida weyn qabtay ayaa hadda iska dhigaya saaxiibbo dhab ah, laakinse waxa dhiirri galinaya ma aha xiriir saaxiibtinimo, laakinse waa cadawnimo ay u qabaan Itoobiya. Ajendahoodu ma aha nabad iyo amni ka hirgala geeska Afrika. Si taas ka fog, waxay doonayaan inay abuuraan xiisad iyo fowdo. Xiisad abuurka aan iminka arkayno wuxuu uga sii darayaa xiisadda, wuxuuna u danaynayaa danta jilayaasha

    dibadda ka jooga ee danaystayaasha ahโ€ ayuu yiri.

    Wuxuu ku celiyey baaq aan cusbayn oo ah in Itoobiya ay jeceshahay in deriskeda ay wadahadal la yeelato โ€œayadoo aragtidu tahay isdhexgal heer goboleed”.

    Sidee loo arkaa hadalka Itoobiya

    Maxamed Salaad (Dhegaweyne) waa qoraa iyo cilmi baare, wuxuuna hore ula soo shaqeeyey xilliyo kala duwan dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, haatanna wuxuu ka faalloodaa arrimaha gobolka, wuxuu ka hadlayaa ujeeddada ka dambaysa hadalka Redwan Xuseen.

    โ€œLuqaddu waa mid diblomaasiyadeed, dhinac markaad ka fiiriso waxaad arkaysaa in Ridwaan uu hadalladii adkaa ka soo debcay sida ay dadka qaar u arkaanโ€ ayuu yiri Dhegaweyne.

    Mar uu ka jawaabayey inay suurtogal tahay in labada dhinac ay wadahadal isugu yimaadaan ayadoo mid kasta uu wax ka tanaasulayo si meel dhexe la isugu yimaado wuxuu sheegay in ay taasi suurtogal ku noqon karto haddii heshiiska Itoobiya iyo Somaliland dhex maray uu meesha ka baxo.

    โ€œHaddii ay Itoobiya bad danaynayso waxaa suurtogal noqonaysa markaa in ay si toos u wajahdo dawladda Soomaaliya, wixii markaa ku yimaada dawladda Soomaaliya iyo Somaliland oo wadajira waa wax soconaya, laakinse waxa doodda weyn dhaliyey ayaa ah in aan la kala garanayn in Itoobiya ay raadinayso saldhig ciidan iyo inay raadinayso meel ay ganacsigeeda kala soo degtoโ€ ayuu yiri.

    Wuxuu intaa ku daray Dhegaweyne in dhinac marka laga eego la dhihi karo โ€œItoobiya way soo jilicdayโ€. Itoobiya wuxuu ku tilmaamay inay tahay โ€œawood goboleedโ€ marki hore si ka duwan sida hadda u haminaysay, laakin hadda doonaysa inay si kale u wajahdo โ€œItoobiya waxaa ka dhaadhacsanayd in siday rabto ay wax u socodsiin karto, taasina waa midda keentay dhibkanโ€ ayuu yiri.

    Arrinta ku saabsan heshiiska dhex maray Masar iyo Soomaaliya ayuu aad ugu nuuxnuuxsaday in ay keentay qaabka ay Itoobiya hadalka u dhigtay maadaama ay ka dhex aragtay jaanib sedexaad โ€œSafarka madaxweyne Xasan sheekh uu ku tegey Masar ee uu heshiiska kula gala galay ayaa Itoobiya ku dhaliyey cabsi weyn ayadoo Itoobiya iyo Masar ay isku hayaan biyo xireenka ay Itoobiya dhistay. Mar hadii ay Masar timaado Soomaaliya waxay Itoobiya ka cabsi qabtaa inay ku hubayso mucaaradka gudaheeda ahโ€ ayuu yiri.

    Soomaaliya weli kama jawaabin hadalka cusub ee Itoobiya ka soo baxay, ayadoo Itoobiya ay dalbanayso wadahadal.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israaโ€™11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israaโ€™11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.