Close Menu
    What's Hot

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Haaland, Mbappe, Gallagher, Solanke, Martial & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Haaland, Mbappe, Gallagher, Solanke, Martial & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa si Rasmi ah u furmay suuqa kala iibsiga January iyada oo kooxuhu bilaabeen in ay xoojiyaan meelaha ay ka jilisan yihiin.

    Xiddigo badan ayaa la filayaa in ay ku biiraan kooxo kale iyaga oo doonaya in ay u tartamataan koobabka qaybta dambe ee ciyaarta.

    Halkan kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga.

    Kooxda Real Madrid ayaa qiimaynaysa saxiixa xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland sabab la xidhiidha wal-wal ay ka qabaan in xiddiga Kylian Mbappe uu ku biiri doono kooxda (AS).

    Xiddiga Jadon Sancho ayaa tijaabada caafimaadka u maray Dortmund waxana uu ku dhaw yahay in uu ku biiro Kooxdiisii (Sky).

    Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea Conor Gallagher ayaa wali ah bartilmaameedka 1-aad ee kooxda Tottenham (Independent).

    Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaysa in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kooxda Bournemouth (Telegraph).

    Kooxda Arsenal ayaa sidoo kale dalab 22 milyan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Getafe Borja Mayoral (Sun).

    Weeraryahanka Man United ee Anthony Martial ayaa diiday in uu ka tago kooxda Man United suuqa January (Athletic).

    Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Barcelona ee Ronald Araujo ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay Barcelona xilli uu xiiso ka helayo Bayern Munich (Mundo Deportivo).

    Kooxda Man United ayaa doonaysa in ay premier League ku soo celiso daafacii hore ee kooxda chelsea Andreas Christensen (Football Insider).

    Madaxwaynaha PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa ku booriyay Kylian Mbappe inuu sii joogo oo uu saxiixo heshiis cusub xilli ay xiiso ka helayso Real Madrid. (RMC Sport).

    Kooxda PSG ayaa doonaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich (Football Insider).

    Kooxda Liverpool ayaa doonaysa saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Bayer Leverkusen ee Jeremie Frimpong (Football Insider).

    Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Alphonso Davies ayay u badan tahay in uu ku biiro kooxda Real Madrid (Sky Sports Germany).

    Cole Palmer ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayay kaliya inuu amaah kaga tago Manchester City xagaagii ka hor inta uusan si joogta ah ugu biirin Chelsea (Sky Sports).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024

    Man United Oo Dhaawac Ku Waayi Karta 9 Xiddig Kulanka Bournemouth

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.