Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

    February 28, 2026

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

      February 28, 2026

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

      February 28, 2026

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Gudoomiye Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah u sameeyey Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

    Gudoomiye Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah u sameeyey Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse iyo Marwo Sanaa Omer oo ah ku-xigeenka wakiilka UNHCR ee dalka, maadama uu dhamaaday mudo xileedkii ay ku joogeen Somaaliya.

    Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska warfaafinta ee guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu yiri, “Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Hay’adda UNHCR uga mahadceliyay shaqada wanagsan oo ay ka qabteen dalka, waxaana uu sheegay in Hay’adda UNHCR  ay caawiso kumanaan Barakacyaal ah oo ku nool dalka gudahiisa.”

    Sidoo kale warka ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu yiri in guddoomiyaha uu kula dardaarmay madaxda cusub ee imaan doonta in ay xoojiyaan caawinta Barakacayaasha ku nool gudaha dalka iyo qaxootiga ajaaniibta ah ee ku nool gudaha dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

    February 28, 2026

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:Iiraan ayaa gantaalo koox koox u socda kusoo riday Israa”11L.

    February 28, 2026

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.