Close Menu
    What's Hot

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Garoowe oo maanta martigalinaysa caleema saarka Deni xilli ay halkaas ku sugan yihiin madax kala duwan

    Garoowe oo maanta martigalinaysa caleema saarka Deni xilli ay halkaas ku sugan yihiin madax kala duwan

    By radiohalgan.comJanuary 25, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland waxaa saaka laga dareemayaa qabanqaabadii ugu dambeysay ee xafladda caleema saarka madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

    Ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeyay waxaana hoteellada iyo meheradaha laga cunteeyo buux dhaafiyay dadka ka qayb galaya caleeema saarka oo siyaasiin u badan, iyada oo waddooyinka qaar ee caasimadda lagu arkayey ciidamo gaaf wareegaya kuwaas oo sugaya amniga magaalada oo marti badan ay ku sugan tahay.

    Munaasabadda caleemasaarka ayaa la filayaa in ay dhacdo galinka dambe ee maanta, waxaana subaxnimadaan hore ee maanta la filayaa in ay shir ku yeeshaan madaxda dowladda gobaleedyada dalka iyo kuwa federaalka oo aan weli gaarin.

    Shalay Garoowe waxaa gaaray Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed, si la mid ah Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maalin ka hors i diiran loogu soo dhaweeyey caasimadda, waxaana weli gaarin Madaxweynaha Jabbaland Axmed Madoowe oo madmadow uu ku jiraa ka qeyb galkiisa.

    Caleema saarka Deni ayaa ka duwan kuwii hore waxaana ka baaqsaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana la filayaa maanta in uu gaaro Madaxweyanah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wanaagsaneen xiriirka kala dhaxeeya Deni.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.