Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fahad Yaasiin oo shaacinaya ‘xog ku saabsan’ heshiiska Abiy iyo Muuse Biixi

    Fahad Yaasiin oo shaacinaya ‘xog ku saabsan’ heshiiska Abiy iyo Muuse Biixi

    By radiohalgan.comJanuary 27, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray qoraal uu si hordhac ah ugu shaaciyey in dowladaha Jabuuti iyo Imaaraadka Carabta ay wax ka ogyihiin heshiiska badda ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ay kala saxiixdeen 1-dii bishaan.

    Fahad Yaasiin ayaa sheegay in arrintaan uu dhowr dhinac ka fiiriyey, kadibna ay u soo baxday in Soomaaliya ay heysato “Col ku dhac oo cadow kuu ciidami.”

    Wuxuu sheegay in arrintaan uu ka soo saarayo dhowr qormo oo labo ka mid ah uu ciwaan uga dhigi doono “COL KU DHAC OO CADAW KUU CIIDAMI.”

    Fahad ayaa horay qormooyin uga soo saaray xiisadaan, isagoo maxaxweyne Xasan Sheekh siiyey talooyin muhiim ah oo damaca Itoobiya uu kaga difaaci karo dalka.

    Hoos ka akhriso qoraalka Fahad Yaasiin oo dhameystiran:

    COL KU DHAC OO CADAW KUU CIIDAMI

    Tallaabo qaadka qaran walba waxaa udub dhexaad u ah saddex xagalka isku xigxiga ee kala ah xog saxan oo xuuraan hubsan soo xanbaaray, faham buuxa oo falanqayn xirfadaysan lagu lifaaqay iyo gaarista go’aan u qalma culayska xaaladda ku hortaagan.

    Saddexdaas marka laga faqiiro waxaa ka dhasha cabsi iyo gaabis dhan walba leh, waxaana isku darsama helista danta gaarka ah iyo ilaalinta danta guud.

    Markaan aad ugu fiirsaday Is-afgaradkii Badda ee aan sharciga ahayn ee ay kala saxiixdeen Abiy Axmed iyo Muuse Biixi, oo haddana aan eegay dowladeenna yey saaxiib dhaw latahay oo ay garab iyo gargaar degdeg ah ka filan kartaa waxaan garwaaqsadayinaan soo saaro dhawr qormo oo ay ugu horeyso qormo labo qaybood kala ah oo aan cinwaan uga dhigay (Col ku dhac oo cadaw kuu ciidami) oo aan uga hadli doono doorka muuqda iyo kan qarsoon ee Ismaaciil Cumar Geelle iyo dowladda Imaaraadka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.