Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ethiopia Airline oo beenisay inay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya

    Ethiopia Airline oo beenisay inay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 2, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email
    Shirkadda diyaaradda ee Ethiopian Airlines ayaa waxay beenisay warar baraha bulshada ee internet-ka lagu faafiyay, kuwaas oo sheegayay in shirkaddu ay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya.

    Shirkadda Ethiopian Airlines waxay caddaysay in aysan joojin duullimaadyada hawada Soomaaliya, iyadoo madaxa shirkadda Ethiopian Airlines uusan sheegin in aysan ammaan ahayn duullimaadyada hawada Soomaaliya.

    “Waxaanu idiin xaqiijinaynaa in warqadda lagu faafinayo baraha bulshada ee lagu sheegay in ay kasoo baxday Ethiopian Airlines, oo loo soo diray IATA, ay tahay mid been abuur ah. Ethiopian Airlines weligeed warqad noocaas ah uma qorin IATA.” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay shirkadda.

    Shirkadda ayaa ka codsatay BBC-da Amxaarigu inay saxdo warbixin ay sii daayeen oo ay ku sheegeen in shirkaddu sheegtay in ay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya sababa ay ku sheegeen in aan la isku hallayn karin amniga hawada Soomaaliya.

    Warar shalay warbaahinta aad u galay ayaa lagu sheegay, in Itoobiya Airlines ay sheegtay inay hawada Soomaalia ka leexatay. Waxay sheegtay inay dhanka dalka Jabuuti hawadiisa u wareegtay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.