Fadhigga Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka socota ka doodista ajandaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga, kaasoo uu qeyb ka yahay dib u eegista iyo dhameytirka dastuurka KMG.
Dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka KMG ayaa ah qodob abuuray xiisad siyaasadeed, ayada oo madax hore iyo qaar ka mid ah xildhibaanada ay kasoo horjeedaan isbeddel lagu sameeyo dastuurka.
Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.