Close Menu
    What's Hot

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DF Soomaaliya oo soo saartay amar dalka looga mamnuucayo…

    DF Soomaaliya oo soo saartay amar dalka looga mamnuucayo…

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo, kuwaasi oo gudaha dalka aad looga isticmaalo.

    Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Bacaha halka mar la isticmaalo ay halis weyn ku yihiin deegaanka, taasi oo keentay in la mamnuuco.

    Wareegtada Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo ka kooban laba bogg ayaa lagu sheegay in guud ahaan dalka laga mamnuucay soo dajinta iyo ka gacansiga bacaha fudud ee halka mar la’isticmaalo.

    Go’aannada kasoo baxay wasaaradda ayaa u dhigna sidaan hoose:-

    1. In gebi ahaanba Soomaaliya laga joojiyo soo dejinta, dhoofinta, soo saaridda, ka ganacsiga, iyo isticmaalka bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo laga bilaabo 30 ka Juun 2024.
    2. In dhammaaan ganacsatada soo dejisa bacaha, warshadaha soo saara, ganacsatada tafaariqleeyda iyo goobaha ganacsi ee dalka lagu wargelinayo in laga bilaabo 30 ka Juun 2024, aan bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo dalka la soo galin karin lagana isticmaali karin.
    3. Wasaaraddu waxa ay dhammaan shirkadaha iyo ganacsatada ku dhiirigelinaysaa hindisidda bedelka bacaha, kuwaas oo aan deegaanka waxyeelo u gaysanayn, Wasaaraddu gacan ayay ka gaysanaysaa taageeridda ganacsatada ku hawlan siddii loo heli lahaa walxo bedel ka noqda bacaha halka mar la isticmaalo.

    Sidoo kale wareegtada ka soo baxday Wasaaradda ayaa waxaa lagu wargeliyay dhamaan ganacsatada iyo shirkadaha ay quseyso warqadan ay u hogaansamaan awaamiirta kor ku  xusan.

    “Waxaa laga codsanayaa dhamaan hay’adaha dowladda ee warqadani ku socoto in ay gacan ku siiyaan wasaaradda dhaqan galinta wareegtadan,” ayaa lagu yiri warqadan oo kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Amb. Khadiija Maxamed Almakhzoum.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.