Close Menu
    What's Hot

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

    January 21, 2026

    Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

    April 11, 2024

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      PUNTLAND oo war culus kasoo saartay xiisadda kala dhaxeysa DF Soomaaliya

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii yaabka laheyd ee DEEYOW

    Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii yaabka laheyd ee DEEYOW

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Maxamed Deeyoow ayaa shalay u qubeeyey Taallada Xaawo-Taako, taasi oo fal-celin xooggan ay ka dhalatay.

    Dhawaan ayaa lasoo gaba-gabeeyey tartankii ciyaaraha gobollada oo Galmudug ayaa qaaday koobkii, waxaana sidaas looga badiyey xulkii uu taageersanaa Deeyoow ee HirShabeelle, taasi oo sababtay in uu sharadkii ka soo baxo oo u qubeeyo Taallada Xaawo-Taako.

    Muuqaal uu baahiyay Telefishanka Somali Cable ayaa waxaa kasoo muuqday Guddoomiye Deeyoow oo u qubeynaya Xaawo-Taako, wuxuuna sheegay sababta ku kaliftay inuu dhaqo oo nadiifiyo Taallada oo ku taalla afaafka hore ee madaxtooyada qaranka.

    “Markii hore waxaan taageerayey xulka gobolka Banaadir, markii laga badiyey waxaan hadana taageeray HirShabeelle, intii aan laga badin waxaan galay sharad ah inaan u qubey doono taallada Xaawotaako, markii xulkii aan watay laga raayey waan ku qasbanahay inay sharadda soo furo,” ayuu yiri Deeyoow.

    Maxamed Deeyoow ayaa aad u isticmaala baraha bulshada, waxayna isku xifaaleeyaan dhalinyarada kale oo qaarkood taageersanaa xulka guuleystay ee Galmudug. Waxaana siyaabo kala duwan looga fal-celiyay tallaabada uu qaaday.

    Haddaba, Sidee looga fal-celiyay?

    Hilowle ayaa waxa uu yiri “Maxamed Deeyoow ballantii aad qaadey waad oofisay ee hore u soco Boondheer nadaafadeeda lagaa rabaa.”

    Jacfar Tiirow: “Qof dumar ah oo u wakiishto ma waayay gudoomiyaha intuu asiga gacanta la aadi lahaa gudoomiyaha reer Galmudug kama xishoonin Deeyow.”

    “Gudomiye wad ku mahadsan thy sida mamada ugu qubaysay,” ayey tiri Ayaan Aragsan oo ka fal-celisay tallabada uu qaaday Guddoomiye Deeyoow.

    Cabdiraxmaan Suleymaan: “Meel lagu hoogay oo maalyacni ah ayaan dabada heynaa hadda qofkaan waa guddoomiye Degmo Xamar ka tirsan ah waxa mushkilad iyo dhibaato degmadaas dhax yaalo.”

    Cabdikariim Axmed Barrow: “Waa sharaf dhac in halgamaa Xaawo Taako aad iskoobe ku dhaqdo Deeyoow.”

    “Wallee Soomaaliya ma dhawa bal eeg masuul dowladeed weeye ruuxaan hadana sidii ilmihii buu dhaqmi. Sharad bal muxuu yahay Galmudug hambalyo kaliya maa uu dhaho, halkaasna looga gudbo sheekada ka bad-badis yaan laga dhigin hanbalyo hanbalyo Galmudug,” ayuu yiri Maxamed Cantoobo.

    Maxamuud Nuur: “Guddoomiye Maxamed Deeyoo waa nin ballan leh. Sharadkii ahaa in haddii HirShabelle laga qaado koobka uu u qabeynayo Xaawo Taako wuu kasoo baxay.”

    Cumar Cali Dhiblawe ayaa isna waxa uu yiri “Laba marba waa yaabe waa marka koowaad waxaan layaabe nin umad dhan hogaan u ah iyo dhaqankaan waa mar 2-aad haddane tv-ga waxaas noo soo warinayo wallee xikmadi dhimatay.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

    January 21, 2026

    Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

    January 21, 2026

    Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

    April 11, 2024
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.