Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DEG-DEG: Real Madrid Oo Dhamaystirtay Saxeexii Koowaad Ee Bisha January – Booskee Ayuu Ka Ciyaaraa?

    DEG-DEG: Real Madrid Oo Dhamaystirtay Saxeexii Koowaad Ee Bisha January – Booskee Ayuu Ka Ciyaaraa?

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhamaystirtay saxeexii koowaad ee ay samayso suuqa iibka ciyaartoyda ee bishan January, kaas oo hadda ay shaacinta oo kali ahi ka hadhsan tahay heshiiskiisa oo ay dhinacyada oo dhan isla dhamaystireen.

    Real Madrid oo sannadihii u dambeeyey beddeshay falsafaddeeda suuqa oo soo urursanaysay ciyaartooyo da’yar ah oo ay u carbinayso mustaqbalka, sida ay sameeyeen Vinicius Junior, Rodrygo Goes, Arda Guler, Fede Valverde, Eduardo Camavinga iyo da’yarka soo socda ee Endrick ayaa waxa ay maanta gacanta ku dhigtay dheeman kale oo muddo kooban lagu carbin doono kulliyadda Castilla ka hor inta aan kooxda koowaad loosoo dallacsiinin.

    Jeremy de Leon oo ah 19 jir u dhashay waddanka Puerto Rico oo ka ciyaara garabka werarka ayay Real Madrid ka shaqaynaysay saxeexiisa maalmihii ugu dambeeyey, waxaanay ku garaacday kooxaha reer Spain ee Valencia iyo Villarreal oo kula tartamayay, waxaana uu Real Madrid u saxeexayaa heshiis soconaya illaa sannadka 2026.

    Jeremy oo March 2024 ku dhashay magaalada San Juan ee waddanka Puerto Rico, ayaa waxa uu dhowaan u dabbaal-degi doonaa xuska sannad-guuradiisa 20 jirka, waxaanay hadda isaga iyo qoyskiisuba ku nool yihiin Spain oo ay tahriib ku yimaaddeen.

    Kooxda Castellon ee heerarka hoose ee Spain ayuu hadda u ciyaaraa Jeremy,  balse waxa uu usoo wareegi doonaa Real Madrid oo uu si toos ah ugu biirayo kooxda da’yarta ee uu gacanta ku hayo Raul Gonzalez ee Real Madrid Castilla, halkaas ayaana muddo kooban lagu carbin doonaa ka hor inta aan loosoo dallacsiinin kooxda koowaad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.