Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Villa Somalia oo soo bandhigtay qorshihii uu Xasan la tegay Addis Ababa iyo wixii dhacay

    Daawo: Villa Somalia oo soo bandhigtay qorshihii uu Xasan la tegay Addis Ababa iyo wixii dhacay

    By radiohalgan.comFebruary 18, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay arrimaha ku geedaaman shirkii uu madaxweyne Xasan Sheekh maanta uga qeyb galay magaalada Addis Ababa, kaas oo Itoobiya ay isku dayday inay ka baajiso madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo u dhigtay caqabado badan, balse uu ka gudbay.

    Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska madaxweynaha Cabdulqaadir Dige ayaa goordhow qabtay shir jaraa’id oo arrimahaas uu ku faahfaahiyey, isagoo sheegay in madaxweynaha ay u suurta-gashay in si wanaagsan uu u gudbiyo khudbadiisa uu madaxda Afrika ugu sharaxay xadgudubka Itoobiya ay ku heyso Soomaaliya.

    “Madaxweyneaha ayaa khudbad uu ka jeediyey fadhiga loo dhan yahay ee Midowga Afrika wuxuu ka sheegay in Itoobiya ay si aan leexleexad laheyn ugu soo xad-gudbeyso madax-banaanida Soomaaliya, isagoo cadeeyey inay arrintaas ka dhalaneyso cawaaqib xumo saameysa xasiloonida gobolka Geeska Afrika,” ayuu yiri Dige.

    Xasan Sheekh ayaa intii uu jeedinayey khudbadiisa wuxuu hoggaanka Itoobiya ugu baaqay inay ka waantoobaan damaca indho-la’aanta ah ee aan u adeegeyn mustaqbalka labada shacab ee deriska ah.

    Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u qeexday in waxaba aysan ka jirin marmarsiiyaha Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya, iyadoo Madaxweynuhu uu xusay sida ay ururrada heer gobol iyo heer qaaradeed ay u qireen in damaca Itoobiya uu baal-marsan yahay shuruucda caalamiga ah, sida uu shirkaan jaraa’id ku sheegay Agaasime Dige.

    Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay Addis Ababa ayaa Itoobiya ku tilmaamay mid aan si aan ganbasho laheyn u dooneysa ku xad-gudubka xoriyada dhuleed ee dalkeena, isagoo cadeeyey in Soomaaliya aysan marnaba qaada doonin wax hoos u dhigaya sharafteeda,” ayuu yiri Agaasime Dige.

    Agaasimaha oo sii hadlayey ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu ka hadlay hor-istaag ay ciidamada amniga Itoobiya ku sameeyeen isaga iyo madaxweynaha Jabuuti markii ay gudaha u gelayeen hoolka shirka madaxda Midowga Afrika uu ka dhacayey.

    Madaxweynaha ayaa muujiyey sida ficilka guracan ee Itoobiya uu u wiiqayo xasiloonida gobolka, iyadoo Itoobiya ay falkaas kula kacday madax kale oo shirka ka soo qeyb galay,” ayuu yiri.

    Dowladda Soomaaliya ayaa shirkaan jaraa’id ku cadeysay in dhacdadaan ay u aragto mid ugub ku ah mabaadii’da Midowga Afrika, iyadoo su’aal dul-dhigtay in Addis Ababa ay sii marti-geli karto shir madaxeedka dalalka Midowga Afrika.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

    March 24, 2026

    Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.