Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DAAWO:- muqal Xasaasi ah! Xildhibaanada Labada Aqal oo u codeeyay wax ka bedelka Dastuurka iyo buuq iyo Gacan ka hadal ka dhashay

    DAAWO:- muqal Xasaasi ah! Xildhibaanada Labada Aqal oo u codeeyay wax ka bedelka Dastuurka iyo buuq iyo Gacan ka hadal ka dhashay

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hrageysa waxa ay ku meel mariyeen wax ka bedelka Dastuurka KMG ee dalka lagu maamulayay.

    Kulanka xildhibaanada labada Aqal goordhaw yeesheen oo bannaanka looga saaray saxaafada ayaa lagu meel mariyay wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn ugu ololeeneysay madaxtooyada Soomaaliya.

    Qara kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa si weyn uga soo horjeeday in wax ka bedel lagu sameeyo habraaca Dastuurka, waxa ayna xildhibaanadan buuq ka sameeyeen xarunta golaha ku shirayeen.

    Xildhibaanada ayaana iyada oon ajandaha kulanka la ansixin sidoo kale la qeybin habraaca doodna la gelin ayaa guddoomiyaha golaha shacabka waxa uu xildhibaanada ka dalbaday in gacan taga ugu codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka.

    Sheekh Aadan Madoobe ayaa shaacioyay in wax ka bedelka Dastuurka lagu sameenayay ogol ugu codeeyay 180 xildhibaan, halka ay diideen wax ka bedelka Dastuurka KMG 30-xildhibaan , waxa cadeeyay in sidaasi ansax ku noqday  wax ka bedelka Dastuurka .

    Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaana si weyn uga soo horjeeday wax ka bedelka xilligan lagu sameenayay Dastuurka, lamana oga xiisada siyaasadeed uu abuuri doono go’aankan ay maanta xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen waxka bedelka Dastuurka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.