Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Ciidanka ATMIS ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu kordhiyay ilaalada Madaxweynayaasha

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Ciidanka ATMIS ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu kordhiyay ilaalada Madaxweynayaasha

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Guddoomiyaha Boondheere, Deeyow oo galabta sameeyey arrin la-yaab leh (wax badan ka Ogow)

    Daawo:- Guddoomiyaha Boondheere, Deeyow oo galabta sameeyey arrin la-yaab leh (wax badan ka Ogow)

    By radiohalgan.comFebruary 1, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Maxamed Deeyoo ayaa galabta u qubeeyey Taallada Xaawo-Taako oo sharad uu ku galay hadii ciyaaraha gobollada laga badiyo HirShabeelle inuu dhaqi doono.

    Dhawaan ayaa lasoo gabagabeeyey ciyaartii oo Galmudug ayaa qaaday koobkii, waxaana sidaas looga badiyey xulkii uu taageersanaa Deeyoo ee HirShabeelle, taas sababtay in galabta sharadii ka soo baxo.

    Guddoomiye Maxamed Deeyoo ayaa u yeertay TV-ga Somali Cable, wuxuu tegay Taallada, waxaana muuqaalkiisa la baahiyey isaga oo u qubeynaya Xaawo-taako, arrinkaan ayaa hadalheyn badan ka abuuray baraha bulshada.

    Ninkaan oo ka mid ah dhalinyarada sida weyn u isticmaasha baraha bulshada ayaa sheegay sababta ku kaliftay galabta inuu dhaqo oo nadiifiyo taallada Xaawo-taako oo ku taalla afaafka hore ee madaxtooyada qaranka.

    β€œMarkii hore waxaan taageerayey xulka gobolka Banaadir, markii laga badiyey waxaan hadana taageeray HirShabeelle, intii aan laga badin waxaan galay sharad ah inaan u qubey doono taallada Xaawotaako, markii xulkii aan watay laga raayey waan ku qasbanahay inay sharadda soo furo,” ayuu yiri.

    Waxaa la weydiiyey sababta uu ku doortay inuu u qubeeyo Xaawo-taako, wuxuuna ku jawaabay, β€œHooyo 3 jeer ayey ka xaq badan tahay Aabe, marka taalooyinka kale sida Sayidka, Dhagaxtuur iyo Axmed Gurey waxaa uga xaq leh Maamadaan oo seddax sano aan loo qubeyn.”

    Maxamed Deeyoo ayaa aad u isticmaala baraha bulshada, waxayna isku xifaaleeyaan dhalinyarada kale oo qaarkood taageersanaa xulka guuleystay ee Galmudug, waxayna soo dhaweeyeen in guddoomiyuhu uu soo furay sharadii uu galay.

    Mar la weydiiyey Deeyoo inuu ku dhibtooday shaqadaan, wuxuu sheegay inuu ka yimid qurbaha oo qof howl kasta uu qabsado, isagoo ku faanay in uusan waxaba u arkin taalada uu dhaqan iyo juhdiga uu bixiyey, Taallada Xaawo-taako ayaa ku taalla degmada uu Deeyoo guddoomiyaha ka yahay ee Boondheere.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.