Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

      March 30, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ciidanka Israel oo galay, sadex qofna ku dilay Isbitaal ku yaalla daanta Galbeed

    Ciidanka Israel oo galay, sadex qofna ku dilay Isbitaal ku yaalla daanta Galbeed

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Israa’iil  oo u labisan sida shaqaalaha caafimaadka, ayaa Talaadadii gudaha u galay Isbitaalka Ibn Sina ee ku yaalla magaalada la haysto ee  Jenin  ee daanta galbeed, waxayna dileen saddex nin oo Falastiini ah, sida ay sheegeen saraakiisha Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

    Xamaas ayaa sheegtay in raggan ay ahaayeen dagaalyahannada Jenin Brigades, oo ah dallad ay ku mideysan yihiin kooxaha hubeysan ee Falastiiniyiinta ee ku sugan Daanta Galbeed.

    Ciidamada difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay inay yihiin argagixiso xiriir la leh Xamaas iyo Islamic Jihad.

    Ciidamada ayaa si gaar ah u galay Isbitaalka, waxayna u dhaqaaqeen dabaqa saddexaad, waxayna dileen dhalinyaradaasi,” sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Falastiin ee WAFA oo soo xiganaysa ilo-wareedka gudaha isbitaalka.

    Israel waxay beegsatay dagaalyahanka Hamas Mohammed Jalamneh kaasoo in dhawaale ku hawlanaa horumarinta dhaqdhaqaaqyada argagixisanimada oo ku dhuumaalaysanayay Isbitaalka Ibn Sina ee Jenin,” ayaa lagu yiri bayaan Talaadadii.

    Labo wiil oo walaalo ah, Mohammed Al-Ghawazi iyo Basel Al-Ghawazi, ayaa sidoo kale lagu dilay weerarka, kuwaasoo Israel ay ku tilmaantay hawl-wadeenno “argagixiso”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG:- Taliyihii dowlada u magacawday Gobolka Bay oo gudaha u galay Baydhabo.

    March 30, 2026

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.