Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

      February 16, 2026

      Dadkii ay Somaliland ku dhaawacday xiisadii Boorama oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey.

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Baadari weyn oo 45 sano kaddib qaatay diinta Islaamka kana hadlay sida uu isku bedelay!

    Baadari weyn oo 45 sano kaddib qaatay diinta Islaamka kana hadlay sida uu isku bedelay!

    By radiohalgan.comJanuary 16, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wuxuu 45 sano baadari ka ahaa kaniisad ku taal dalka Australia. Gould David wuxuu ku dhawaaqay maalmo kahor inuu qaatay diinta Islaamka. Wuxuuna la baxay magaca Abdul Rahman.

    Barashadiisa iyo fahamkiisa Islaamka wuxuu kasoo bilowday Perth oo ah magaalo uu u tagay tacsida seedigiisa oo dhintay. Wuxuuna kiraystay hotel fogaan 150 mitir u jira masjidka oo laga maqli karo aadaanka iyo salaadaha.

    Wuxuu go’aansaday inuu socdaal gaaban ku bixiyo Masjidka. Waxaana halkaas kusoo dhaweeyey imamka Masjidka oo guddoonsiiyay nuqul kamid ah Qur’anka Kariimka ah.

    β€œWaan sujuuday oo aan Rabbiga Weyn isku dul-dhigay si aan u haleelo jidkiisa dhabta ah kadibna waxaan aqriyay Qur’anka – waaba sida aniga oo Rabbigay la hadlaya oo xaqiiqda jiritaankiisa isaga ka dhageysanaya.”

    Markii uu, si kastaba, kusoo noqday Tasmania, wuxuu u sheegay baadariga weyn inuu doortay – oo uu qaatay – diinta Islaamka. Wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda shahaadada.

    Wuxuu sheegay in qaadashadiisa Islaamka aysan ka dhigneyn inuu nacayo ama uu gebi ahaanba diido Nabi Ciise CS iyo risaaladiisa.

    Islaamku waa diinta ugu ballaaran adduunka uguna faafidda badan oo la rumeysan yahay sannad kasta inay kusoo biiraan nus malyuun dad ah oo diimaha kale kasoo baxaya si ay u ajiibaan kelmadda xaqqa ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.