Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Ciidanka ATMIS ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu kordhiyay ilaalada Madaxweynayaasha

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Ciidanka ATMIS ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu kordhiyay ilaalada Madaxweynayaasha

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Amxed Madoobe oo Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya

    Amxed Madoobe oo Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya

    By radiohalgan.comJanuary 16, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya Joachim Waern.

    Qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu yiri, β€œKulanka ayaa lagaga hadlayay mashariicda dhinacyada hormarka iyo dib u dhiska ee dowlada Sweden ay ka tageerto Jubaland sidii loo balaarin lahaa gaar ahaan adeegyada bulshada iyo kaabayasha dhaqaalaha.”

    Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya Joachim Waern ugu mahaceliyey soo dhaweyn uu u sameeyey.

    Dowladda Sweden ayaa qeyb ka ah dowladaha ka tirsan Midowga Yurub ee Soomaaliya ka fuliya mashaariicda dhanka dhismaha ciidanka, arrimaha bini’aadannimada iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.