Close Menu
    What's Hot

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Isku-duwaha Caafimaadka GHiiraan Xasan Axmed ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isku-duwayaasha Caafimaadka gobolka Hiiraan

    Isku-duwaha Caafimaadka GHiiraan Xasan Axmed ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isku-duwayaasha Caafimaadka gobolka Hiiraan

    By radiohalgan.comMarch 8, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isku-duwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan Dr. Xasan Axmed Barqadle ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isku-duwayaasha Caafimaadka gobolka Hiiraan oo markii ugu horeeysay taariikhda Beledweyne ka qabsoomay

    Shirka ayaa diiradda lagu saaray dar dargelinta holwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan si bulshada deegaanada iyo degmooyinka gobolka ka koobanyahay u helaan adeeg Caafimaad oo tayo leh.

    Isku-duwayaasha Caafimaadka ee shirkaasi ka qeyb galay ayaa ka kala yimid degmooyinka Jalalaqsi Buulo-burde Maxaas Moqokori Matabaan Farlibaax iyo Beledweyne.

    Isku duwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan Xasan Axmed Barqadle ayaa warbixinno ka dhageestay isku-duwayaasha Caafimaadka degmooyinka gobolka Hiiraan, waxuuna faray in aay laba jibaaraan howlaha shaqo ee bulshada u haayaan.

    Xasan Axmed Barqadle ayaa noqday isku duwahii ugu horeeyay ee Caafimaadka gobolka Hiiraan ee isku keena isku duwayaasha Caafimaadka degmooyinka gobolka Hiiraan si loo helo isla xisaabtay iyo dar dar gelin gasho.

    Waxaa xusid mudan in isku duwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan Xasan Axmed Barqadle mudda kooban ee xilkaasi uu ku magacaabanyahay uu qabtay shaqooyin balaaran oo bulshada aay mahadiyeen, qeybna aay ka tahay mideynta bahda Caafimaadka gobolka Hiiraan dhismaha xaruumo Caafimaad mareynta mashaariicda Caafimaad xaruumo Caafimaad oo laga hirgalshay deegaanada AS laga saaray IWM.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Daawo:- Maamulka MW: Ht. Mudane Coloow Oo Shacabka Reer Baladweyne Salaada Ciida Kula Tukaday

    April 10, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.