Close Menu
    What's Hot

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    By Liban QoonoFebruary 4, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    Magaalada Muqdisho waxaa saaka si rasmi ah uga dhacayso doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqal Insaanka Qaranka.
    Doorashadan oo markii hore la filayay inay qabsoonto usbuucii hore, ayaa dib u dhacyo farsamo iyo loolan adag kaddib, waxay ugu dambayn mudaysan tahay saaka.

    Tartankan ayaa ah mid aad u kulul, waxaana ilaa hadda si rasmi ah u gudbiyay codsigooda tartanka booska Guddoomiyaha saddex murashax oo miisaan culus ku dhex leh guddiga iyo nidaamka dawladnimada.

    Guddigan oo ka kooban 9 xubnood, ayaa xoguhu sheegayaan in tartanku u kala qaybsan yahay laba dhinac, iyadoo xubin kastaa ay hadda u muuqato mid u dhow mid ka mid ah labada murashax.

    Aqoonta iyo Taariikhda Murashaxiinta Tartamaya

    1. Dr. Omar Abdulle Alasow
    โ€ข Aqoonta: PhD in International Human Rights and Humanitarian Law (University of Essex).
    โ€ข Khibradda: Waxa uu leeyahay in ka badan 25 sano oo khibrad ah. Waxa uu hore u ahaa Madaxa Ilaalinta, Xuquuqal Insaanka iyo Arrimaha Haweenka ee AMISOM, iyo khabiir sare oo Qaramada Midoobay kala taliya arrimaha IHL.

    2. Dr. Maryam Qasim Ahmed
    โ€ข Aqoonta: Dhakhtar caafimaad (MD) iyo ku takhasustay Caafimaadka Dadweynaha (MPH, University of Warwick).
    โ€ข Khibradda: In ka badan 30 sano oo adeeg dadweyne ah. Waxay hore u soo noqotay Wasiirka Caafimaadka, Waxbarashada, iyo Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee FGS.

    Galaangalka Madaxtooyada iyo Saadaasha Codadka

    Xogta hoose ee laga helayo ilo ku dhow guddiga ayaa tilmaamaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay si uun heshiis ula tahay labada murashax, balse doonista rasmiga ah ee Villa Somalia ay tahay inuu soo baxo Dr. Abdule Omar Alasow.

    Loolanka iyo Culeyska Dr. Maryam Qaasim

    Inkasta oo olole ballaaran oo ka dhan ah Dr. Maryam Qaasim ay sameeyeen xubno ka tirsan dowladda, iyadoo la adeegsanayo awood siyaasadeed iyo ballanqaadyo, haddana Maryam ayaa weli u muuqata mid culus. Haddii jawigii isbeddel-doonka ahaa ee toddobaadkii hore uu sidiisa u jiro, waxaa la saadaalinayaa inay Dr. Maryam ku soo bixi karto guddoomiyaha, maadaama ay haysato taageerayaal ku adkeysanaya madax-bannaanida guddiga.

    Natiijada doorashadan saaka ayaa dhabaha u xaari doonta jihada uu qaadi doono Guddiga Xuquuqal Insaanka ee Soomaaliya afarta sano ee socota.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.