Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Xukun nuuce ah ayuu muteysan doonaa wiilka madaxweyne Xasan Sheekh oo ku noqday Tukiga?

    Xukun nuuce ah ayuu muteysan doonaa wiilka madaxweyne Xasan Sheekh oo ku noqday Tukiga?

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxammed Xasan Shiikh Maxammuud, oo ah wiil u dhalay Madaxweynaha Soomaaliya oo hore looga soo saaray waaran xadhig ah ayaa la sheegayaa in uu dib ugu laabtay Turkiga kaddib muddo uu baxsad ahaa.

    Waxaa jira codsi xukun maxkameed oo gaarsiisan ilaa iyo lix sano oo horay looga gudbiyay wiilkaan.

    Wiilka madaxweynaha ayaa la soo werinayaa in uu qirtay eedda ah ku dhufushada gaadhigiisa ee Emre GΓΆcer oo uu ku dhintay shilkaas oo ka dhacay degmada Fatih ee Istanbul, taas oo sababtay in la soo saaro waaran ka soo baxay maxkamadda caddaaladda ee Istanbul ee Γ‡ağlayan.

    Waxaa se la soo sheegayaa sida ay ku warraymayso BBC qaybteeda Turkiga in Meesha laga saaray go’aanka xadhiga isla mar ahaantaana dacwaddiisa la dhegaysan doono Salaasada soo aaddan oo bishu tahay 16 January.

    Sida ku cad eedaymaha uu diyaariyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Istanbul, November 30, 2023, wadada Kennedy gaar ahaan jihada Aksaray, gaadiidka uu watay Yunus Emre Gâçer ayaa ku dhacay gaadhigii uu watay eedaysane Muhammed Hasan Şeyh Mahmud. Gâçer, oo cusbitaalka la dhigay isagoo qaba dhaawacyo halis ah, kuwaas oo u dhintay 6-dii Disembar.

    Dacwadda la soo oogay ayaa sheegaysa in tuhmanaha uu masuul ka yahay dhimashada Yunus Emre GΓΆΓ§er, sidaas daraadeedna lagu dalbnayo dacwadda xukun xabsi oo u dhaxeeya 2 ilaa iyo 6 sano oo ciqaab u ah dambiga “Sababay taxadar yaridu”.

    Xaaska Yunus Emre GΓΆΓ§er ayaa sheegtay “in ay la laabatay dacwadii ay horay u gudbisay”.

    Wasiirka cadaaladda ee Turkiga YΔ±lmaz TunΓ§ ayaa sheegay, “In iyada oo la tixraacyo warbixinta Baarista Casriga ah ee Caafimaadka in qaladka qaybta koobaad uu leeyahay wadaha gaariga shilka qaybta ka ahaa, halka qaybta xigtana uu leeyahay wadaha mootada.” Waxa kale oo intaas ku daray in gal-dacwadeed la buuxin doono iyada oo lagu saleynayo warbixintaas, dacwad oogayaashuna ayaa arrintaas ku shaqo yeelan doonaan.

    Sidee wax u dhaceen?

    Yunus Emre GΓΆΓ§er oo ah mootoole ayaa si daran ugu dhaawacmay shilka oo ka dhacay meesha looga dhamaado buundad Eurasia ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, balse kama uusan kabsan dhaawacaas oo ay dhaqaatiirtu isku dayeen inay la tacaalaan.

    Muuqaallo lasii daayay oo ay duubeen kaamirooyinka CCTV ayuu duqa magalaadda Istanbul ku daabcay bogga uu ku leeyahay X oo horey loo oran jiray Twitter – waxay muujinayaan gaariga oo gadaal ugu dhacaya mootada, waddo mashquul badan.

    Waxaa xayiraad safar oo caalami ah lagu soo rogay Maxamed Xasan Sheekh, oo ah wiilka madaxweynaha Soomalaiya kaas oo ay dawladda Turkiga siidaysay kadib markii hakad oo kooban oo baaritaan ah lgau sameeyay.

    Tuhmaaha oo hadal uu horay u sheegay lagu soo daray warbixinta ay soo saareen baarayaashu, ayaa sheegay in Yunus oo ah ninka dhintay uu qabtay bareega mootadiisa, kadibna uu midig u leexday isaga oo aan bixin wax seenyaalo ah, sidas daraadeedna uu isna bareega qabtay balse uu gaarigiisu joogsan waayay kadib uu ku dhacay mootada.

    Sidoo kale intii uu socday baaritaanka kiiskaan, xafiiska dacwad oogaha guud ayaa sameeyay baaritaan lagu qaaday askartii booliska ahayd ee baaritaanka ku sameysay goobtii uu shilku ka dhacay, kuwaas oo keenay wabixin sheegaysa “in uuan qalad ka dhicin” darawalka.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.