Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Xildhibaan Saabir oo war culus ka soo saaray soo qabashada ninkii gubay xaaskiisa

    Xildhibaan Saabir oo war culus ka soo saaray soo qabashada ninkii gubay xaaskiisa

    By radiohalgan.comFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo ahaa xildhibaankii shaqada geeyey oo damaanadiisa uu magaalada Muqdisho ku joogay ninkii xaaskiisa gubay ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlaayo soo qabashada ninkaas.

    Xildhibaanka ayaa ugu horeyn muujiyey inuu aad u rabay in lasoo qabto eedeysanaha, si cadaaladda loo hor-geeyo, wuxuuna u mahadceliyey ciidamada ammaanka.

    Si gaar ah ciidamada hey’adda NISA ayuu sheegay xildhibaanku inuu kalsooni badan ku qabay inay ninkaas soo qaba doonaan, iyagoo kaashanaya dadka deegaanka oo taageersanaa in la qabto gacan ku dhiiglahaan loo heysto dilkii xaaskiisa.

    Waxaan bogaadinayaa Hay’addaha Amniga oo ugu horeyso Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo gacanta ku soo dhigay eedeysane Sayid-Cali Macallin Daa’uud iyo bulshada deegaanka oo ku kaalmeeyay Hay’adaha Amniga soo qabashadia eedeysanahaas,” ayuu yiri Xildhibaan Saabir.

    Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in kalsooni badan uu ku qabay in beeshiisa aysan qarsa doonin ninkaan baxsadka ah, isagoo sheegay in marxuum Luul ay cadaalad heli doonto.

    Waxaan mar waliba kalsooni buuxda ku qabay waxgaradka beesha reer Xaaji Saleebaan ineysan eedeysanaha ka dhashay aysan gadaal marsan doonin waana uga mahadcelinayaa, sidoo kaleHay’adaha Amniga oo har iyo habeenba ku hawlanaa inay cadaalad hesho walaashey Luul Cabdicasiis, Rabbi ha u naxariistee,” ayuu yiri Saabir Shuuriye.

    Sidoo kale xildhibaan Saabir ayaa qoraalkiisa ku sheegay in soo qabashada ninkaan ay xigi doonto, baaris ay ku sameynayaan hey’adaha amniga, iyadoo kadibna loo gudbi doono hey’adaha garsoorka, si cadaaladda loo marsiiyo.

    Waxaan kaloo ku kalsoonahay in Hay’adaha Amnigu fulinayaan tallaabooyinka xiga khuseeya baarista fal-dambiyeedka uu eedeysanuhu ku eedeysan yahay lana horgeyn doono Hay’addaha Garsoorka si loo marsiiyo cadaaladda loogana xaqsooro arxanlaawenimadii uu nolosha Luul uu u geystay,” ayuu qoraalkiisa ku soo gabagabeeyey xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ninka xaaskiisa gubay ku metelay baarlamaanka.

    Galabta ayaa ninkaas lagu qabtay koonfurta gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Goryaale oo dowladdu aysan maamulin, Shabaab-na aysan joogin, hadafkiisuna wuxuu ahaa inuu cadaaladda ka baxsado, raggii soo qabtay ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey inuu gacmaha ka gubtay oo dhaawac daran uu qabo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.