Close Menu
    What's Hot

    Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

    February 21, 2026

    Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

    February 20, 2026

    WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

    February 19, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

      February 20, 2026

      WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

      February 19, 2026

      Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Wadahadallo miro-dhal ah la yeeshay Ergeyga Midowga Afrika

      February 19, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

      February 20, 2026

      WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

      February 19, 2026

      Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Wadahadallo miro-dhal ah la yeeshay Ergeyga Midowga Afrika

      February 19, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Waxa uu salka ku hayo walaaca laga qabo in Internetka laga jaro Soomaaliya iyo waxa dhici kara

    Waxa uu salka ku hayo walaaca laga qabo in Internetka laga jaro Soomaaliya iyo waxa dhici kara

    By Liban QoonoFebruary 7, 20247 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warbixin cusub oo lagu daabacay website-ka madasha caalamiga ah ee (Gulf International Forum) ayaa ka digtay in fiilooyinka muhiimka ah ee badda hoosteeda mara laga yaabo in ay bartilmaameed cusub u noqdaan weerarrada soo socda ee Xuutiyiinta ee Badda Cas, taasoo muujinaysa khatar isa soo taraysa oo si weyn u carqaladayn karta isgaarsiinta iyo dhaqaalaha caalamka.

    “Shabakadda fiilooyinka isgaarsiineed ee muhiimka ah ee biyaha hoostooda waxay noqon kartaa bartilmaameed jilicsan oo ku habboon weerarka soo socda ee Xuutiyiintaโ€ ayaa lagu yiri warbixinta.

    Weerarada Xuuthiyiinta ee lagu bartilmaameedsanayo maraakiibta ganacsiga ee ku sugan badda cas ayaa halis weyn ku ah isu socodka badda, balse waxaa suuragal in kooxdu fuliso r ka dhan ah fiilooyinka isgaarsiinta ee badda hoosteeda mara sida uu sheegay wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda fadhigeedu yahay magaalada Cadan ee caalamku aqoonsan yahay.

    Toddobaadyo ka hor, bog Telegram ah oo ay leeyihiin kooxda Xuuthiyiinta ayaa daabacay warbixin ay ku lifaaqan yihiin sawir muujinaya khariidadda shabakadaha fiilooyinka internet-ka iyo isgaadhsiinta ee mara badda cas iyo gacanka Carabta.

    Fiilooyinka internet-ka waa mid ah kaabayaasha ugu muhiimsan adduunka, iyada oo loo adeegsado in ka badan 95% xogta caalamiga ah iyo isgaarsiinta dunida, waxaana maalin kasta la isku marsiiya iswaydaaris dhaqaale oo dhan $10 trillion.

    Sida ku cadda xogta rasmiga ah ee ku jirta bogga rasmiga ah Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa ilaa afar fiilo oo ah kuwa fiber optic-ga.

    Xargaha badda hoosteeda ee fiber optic-ga ee Soomaaliya laga isticmaalo oo afar ah ayaa lagu kala magacaabaa Gulf2Africa, DARE, Peace iyo Eassy. Marka laga reebo Eassy oo gabi ahaanba ku wareegsan qaarada afrika, saddex kale waxaa ay ku dhamaadan geeska ayga oo soo mara badda cas.

    Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa BBC-da u sheegay inkasta oo Soomaaliya ay arrinta ay ka qabto walaac la mid ah dunida inteeda kale haddana ay filayaan in kooxdu aysan ku dhiirran karin fulinta weerar noocaas ah.

    โ€œRuntii waa jirtaa cabsi badan iyo xaalado kala duwan oo is soo taraya oo laga qabo in kooxda xuutiyiinta ay carqaladeeyna habsami u socdka gancsiga iyo isgaarsiinta aduunka, ayaga oo jaraya xargaha fiber optic-gaโ€ ayuu yir wasiirka oo BBC-da u warramay.

    Inkasta oo uu jiro walaac heer calami ah hadda wasiirku waxa uu tillmaay in Xuutiyiinta aysan lahyeen awoodda ay ku jaraan xargaha mara bada hoosteeda.

    โ€œGanacsi fara badan iyo isgaarsiinta aduunka ayaa ku xiran habsami u socodka xargahaan, waana na samaaynaysa hadii ay dhacdo, laakin awooddaas kooxdu ma lahanโ€ ayuu yiri Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya .

    Internet-ka Soomaaliya

    โ€œAqoon tiknoolajiyadda oo heerkaas gaarsiisan kooxdu ma lahan marka waa ay ku adkaan doonta in wax badan ay sameeyaanโ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

    Sanadkii 2017-kii markii ay cilad ku timid fiilada Fibre Optic ee badda hoosteeda ee laga isticmaalo Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhaqaale oo weyn, sidii ay xilligaasi sheegtay Dowladda Soomaaliya.

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay xilligaasi in internet-ka goโ€™an awgiisa ay maalin walba Soomaaliya khasaaraysay lacag dhan $10m dollar.

    Shaafici Shariif Maxamed oo ka faallooda dhaqaalaha iyo ganacsiga ayaa qaba in Soomaaliya oo ku jirta dalalka ugu jaban qiime ahaan dhanka internet-ka ay arrintan dhan walba ka sameeyn doonto.

    โ€œSoomaaliya waa wadanka sadexaad ee ugu raqiisan internet-ka marka hadii uu goโ€™o waxaan ognahay in ay ka dhallan doonto saameeyn dhaqaale oo weynโ€.

    Sidoo kale Sandhool Axmed Geelle oo ah fallanqeeye arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa dhankiisa qaba in dhan walba oo noolasha ka mid ah ay Soomaaliya uu ka saameyn toadii ay kooxdu xargaha jarto .

    โ€œSoomaaliya waa wadanka kali ah ee aan lacag lahayn ee isticmaala lacaga digitaalka ah meel walba miyi iyo magaalo ,marka si weyn ayay arrintaan noo saameyn doontaโ€ ayuu BBC-da u sheegay.

    โ€œCaafimadka ganacsiga iyo waxbarashad ayuu sameeyn doona โ€œ ayuu hadalkiisa sii raaciyay .

    Ma jiraa internet-ka oo Soomaaliya heli karto hadii la jaro fiilooyinka fiber optic-ga.

    Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa illaa afar fiilo oo Fiber Optics ah
    Qoraalka sawirka,Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa illaa afar fiilo oo Fiber Optics ah

    Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif waxaa uu sheegay in ay jiraan habab kale oo la isticmaali karo hadii la jaro fiilooyinka fiber optic-ga.

    โ€œ internet-ka dalka laga isticmaalo oo dhan ma ahan fiber optic-ga kuwa kale ayaa jira taas oo ay gacanta ku hayaan shirkadaha isgaarsiinta dalka โ€œ ayuu yiri wasiir Jaamac Xasan Khaliif.

    Tallaabooyinka Xuutiyiinta ee arrinta ayuu sheegay in ay indhaha ku hayaan oo ay qabaan walaac la mid ah kan caalamka .

    Shaafici Shariif Maxamed ayaa dhankiisa qaba in ay adkaan doonto in la helo badalka fiber optic-ga hadii uu goโ€™

    Waxaa uu sheegay in uu jiro internet satalaytka ah kaas oo ah mid ah qaali ah oo aadna u hooseeyo xawaarihiisu.

    โ€œMarkii la isticmali jiray internet-ka satalaytka waxaan xasuustaa in halkii dollar uu ahaa 500 oo mega byte (MP) haddana waa ilaa 3Gbโ€ ayuu yiri.

    Sandhool Axmed Geelle ayaa rumeeysan in shirkadaha gaarka loo leeyahay ay ku adkaan doonto in ay Keenan badelka fiber optic-ga.

    โ€œ Ma sahlana in si dhaqso ah loo helo badelka fiber optic-ga waxaana arintu ay noqon doonta dhaawac culusโ€ ayuu kusii daray.

    Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa illaa afar fiilo oo Fiber Optics ah
    Qoraalka sawirka,Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa illaa afar fiilo oo Fiber Optics ah

    Sameeynta dhaqaale ee aduunka

    Dalka Yemen iyo guud ahaan badda cas waa meel xasaasi ah marka laga hadlayo isgaarsiinta aduunka iyo xargaha muhiimka ah ee internet-ka

    Shaafici Shariif Maxamed oo ka faallada dhaqaalaha iyo ganacsiga ayaa qaba in hadii kooxda Xuutiyiinta ay qaadaan weerarro ka dhan ka xargaha muhiimka ah ee badda hoosteeda mara ee internert-ka iyo isgaariisinta ay ka dhallan karto sameyn dhaqaaale oo xun oo aduunka oo dhan ah.

    โ€œWaxaan ognahay in muddooyinkii danbe gancsiga iyo dhaqaalahu ay ka mid noqdeen hubka siyaasadda ee lagu dagaalo, Xutiyiintu waa ay dareensan yihiin taas waana sababta keentay in ay ku hanjabaanโ€ ayuu yir Shaafic Shariif Maxamed.

    Hadii ay qaadaan tallabadaan ayuu sheegay in ay suurtagal tahay in aduunka uu kala goโ€™.

    โ€œkooxdu hadii ay jaraan xargahaan waxaa dhici doonta in aduunku uu kala goโ€™ waayo xaragahaan waxaa ay isku xiraan Afrika,Aaasiya iyo Yurubโ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay .

    Sidoo kale Sandhool Axmed Geelle oo fallanqeeye dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa sheegay in saameeynta arrinta ay tahay mid aan la yareeysan Karin, balse kooxda Xutiyiintu aysan ku dhiiran dooni tallaabadaas in ay qaadn.

    โ€œKooxdu horey waxaa ay u joojiyeen Maraakiibtii gancsiga ee mari jiray Badda Cas, haddana hadii uu sii socdo weerarka ka dhanka ah wax walba oo ay sameyn karaan ayay sameeynayaanโ€ ayuu yiri Sandhool Axmed Geelle.

    โ€œDhaqaalaha aduunka dhaawac weyn ayay kooxdu gaarsiiyeen, marka hadii ay jaraan xariga Fiber optics oo yaalla aduunk dhan 25 kun oo kiilomitir waxay noqon doonta mid si weyn dunida u waxyeeleysaโ€ ayuu hadalkiisa sii raaaciyay .

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

    February 21, 2026

    Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

    February 20, 2026

    WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

    February 19, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

    February 21, 2026

    Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax ka dhacay Muqdisho

    February 20, 2026

    WAR DEG DEG AH: Soomaaliya oo biloowday bixinta Baasaboorka Bariga Afrika.

    February 19, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.