Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Wasiir ka tirsan Israel oo eedeyn yaab leh u jeediyey Biden “Wuxuu taageeraa Xamaas”

    Wasiir ka tirsan Israel oo eedeyn yaab leh u jeediyey Biden “Wuxuu taageeraa Xamaas”

    By radiohalgan.comFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaan si buuxda u taageersanayn hadafyada Israel ee dagaalka ay kula jirto Xamaas ee Marinka Gaza, sida uu wargeyska Wall Street Journal u sheegay wasiirka amniga qaranka midigta fog ee Israa’iil Itamar Ben Gvir.

    “Halkii uu na siin lahaa taageero buuxda, Biden waxa uu ku mashquulsan yahay bixinta gargaarka bini’aadantinimo iyo shidaalka (Gaza), taasoo taageereysa Xamaas, “ayuu yiri.

    “Haddii Trump uu xukunka hayo, dhaqanka Maraykanku gabi ahaanba wuu ka duwanaan lahaa sidan,” ayuu yiri Ben Gvir, oo ah madaxa xisbiga awoodda Yuhuudda ee waddaniga ah.

    Benny Gantz, wasiirkii hore ee gaashaandhigga, xubinna ka ahaa golaha wasiirada dagaalka ee Israa’iil, ayaa dib u weeraray Ben Gvir, isaga oo ku tilmaamay hadaladiisa “mas’uuliyad darro” qoraal uu soo dhigay bartiisa X wuxuu ku booriyay Netanyahu inuu talaabo ka qaado wasiirkan.

    “Waa la ogol yahay in khilaaf la dhex dhigo, xitaa saaxiibkayaga ugu weyn uguna muhiimsan (Maraykanka), laakiin waa in lagu qabtaa golayaasha khuseeya ee maaha in lagu sameeyo hadalo mas’uuliyad darro ah oo warbaahinta laga sheego, kuwaas oo dhaawacaya xiriirka istiraatijiyadeed ee dawladda Israa’iil., Amniga Qaranka, iyo dadaalka dagaal ee xilligan,” ayuu yiri.

    Madaxa mucaaradka Yair Lapid ayaa sidoo kale dhaleeceeyay hadalka Ben Gvir isagoo sheegay in wareysigu uu ahaa weerar toos ah oo ka dhan ah mowqifka caalamiga ah ee Israa’iil, weerar toos ah oo waxyeello u geysanaya ammaanka Israel” ayuu yiri

    Netanyahu ayaa waxaa saaran cadaadis dhan walba ah, iyadoo khilaafka ka dhex jira isbahaysigiisa iyo golaha wasiirada dagaalka ay ku hanjabayaan inay dowladda gaarsiin doonaan meel burbur ah, waxaana isu soo baxyo waaweyn oo dalka ka dhacay ay ku dalbanayaan inuu xilka ka dago oo uu dalka u diro doorasho.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.