Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Wareysi: Wasiir Cali Balcad oo shaaciyey caqabado maanta loo dhigay Xasan Sheekh

    Wareysi: Wasiir Cali Balcad oo shaaciyey caqabado maanta loo dhigay Xasan Sheekh

    By radiohalgan.comFebruary 17, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

     Siihayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa faahfaahin bixiyey caqabado uu maanta wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh kala kulmay dowladda Itoobiya, intii uu ku howlanaa ka qeyb galka shirka madaxda Midowga Afrika.

    Wasiir Cali Balcad ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay madaxweynaha ku xujeysay in ciidankiisa laga reebo, iyagoo sheegay inay ku darayaan askar Itoobiyaan ah oo amnigiisa sugeysa, kuwaas oo geynaya howlka shirka lahu qabtay.

    Xasan Sheekh ayaa diiday in ciidankiisa laga reebo oo askar Itoobiyaan ah uu raaco, iskuna aamino, wasiir Cali Balcad wuxuu sheegay in goโ€™aanka Itoobiya uu ahaa in madaxweynaha Soomaaliya laga baajiyo shirka.

    Markii ay xaaladdu isku cakiran tahay waxaa hotelkii uu Xasan Sheekh deganaa ugu yimid Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Xasan Sheekh ka codsaday inuu la raaco gaadiidkiisa oo ay laheyd safaaradda Jabuuti ee Addis Ababa, sidaas ayuuna ku raacay Xasan Sheekh.

    Dowladda Itoobiya waxay diiday inay jidadka u xirto labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Jabuuti, shacabka iyo gaadiidka madaxda ayaa is dhex-qaaday, waxay halkaas ka dhalatay inay shirka ka daahaan Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle, sida uu sheegay wasiir Cali Balcad.

    Wasiirka ayaa intaas ku siidaray in madaxweynaha Soomaaliya ay u suurta gashay inuu madaxda 54 dal oo Afrika ah la wadaago xadgudubka ay Itoobiya ku heysto Soomaaliya, markii uu khudbadda dhameystana wuxuu isaga baxay hoolka shirka.

    Madaxweyne Xasan oo goโ€™aansaday in markii uu khudbadiisa jeediyo ka soo dhoofo Addis Ababa ayaa inta uusan soo bixin kulan gaar ah la yeedhay guddoomiyaha Midowga Afrika Muse Faki Mohamed, isagoo ku dacweeyey Itoobiya, una sharaxay caqabadihii maanta la hor dhigay si looga baajiyo shirka.

    Intaas kadib wafdiga madaxweynaha ayaa si nabad ah uga soo dhoofay garoonka Addis Ababa, wuxuuna gabal-dhicii nabad yimid Muqdisho.

    Soomaaliya waxaa shirkaas ku sii metelaya wafdi kale oo raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka uu hoggaaminayo, waxaana shir madaxeedkaan Midowga Afrika uga socda Addis Ababa lasoo gabagabeynayaa berri galab.

    Hoos ka dhageyso wareysiย uu Radio Muqdisho siiyey wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.