Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?

    Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ammaanka garoomada adduunka ayaa ah kuwo adag mana ahan wax sahlan in la iska maro, gaar ahaan marka uu qof safarayo oo uu aadayo waddan kale.

    Laakiin nin ayaa ku guulaystay in uu ka baxo gagida dayaaradaha ee Copenhagen ee Denmark isaga oo ku wajahan magaalada Los Angeles ee dalka Mareynkanka, isagoo aan wadan baasaboor, dal ku gal iyo tikid diyaaradeed midna.

    Ninka oo lagu magacaabo Sergei Uchigawa ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee Los Angeles ee dalka Mareykanka bishii November ee sanadkii hore, ma uusan haysan dal ku galka Mareykanka, baasaboor, iyo tikid diyaaradeed.

    Maalintii Jimcaha isbuucii hore, maxkamad ku taal gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa ku heshay dembi ah inuu si dhuumaaleysi ah oo sharci darro ah ku galay dalkaas isagoo diyaarad ku yimid wadanka.

    Taariikhdu markii ay ahayd 4-tii Nofembar, mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa Sergei ku xiray garoonka diyaaradaha ee Los Angeles ka dib markii ay waayeen wax caddeyn ah oo muujinaya in Sergei uu haysto tikid ama fiiso, waxa uuna wajahayaa xabsi shan sano ah.

    Sidee ayuu ninkaan ku gaaray Ameerika isaga oo aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid midna ?

    Mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa Sergei ku xiray garoonka diyaaradaha ee Los Angeles markii ay waayeen wax caddeyn ah oo muujinaya inuu haysto baasboor dal ku gal iyo tigid midna.
    Qoraalka sawirka,Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa Sergei ku xiray garoonka diyaaradaha ee Los Angeles markii ay waayeen wax caddeyn ah oo muujinaya inuu haysto baasboor dal ku gal iyo tigid midna

    Sida laga soo xigtay dacwad oogayaasha, Sergei ayaa ku guuleystey inuu si dhuumasho ah ku dhaafo garoonka diyaaradaha ee Copenhagen ee Denmark, isagoo raacay qof rakaab ah.

    Waxaa kale oo uu sheegay in maalintii xigtay, Sergei uu ku guulaystey inuu raaco diyaaradda Scandinavian Airlines oo ku socotay Los Angeles iyada oo aan la ogeyn.

    Sida laga soo xigtay dukumentiyada eedeeymaha Sergei, intii lagu jiray duulimaadka shaqaalaha diyaarada waxay ogaadeen in uu marar badan beddelaya kursigiisa uu diyaarada kaga fadhiyay.

    Intii lagu jiray duulimaadka, ninkaan ayaa laba jeer cunto ka dalbaday shaqaalaha diyaaradda waxaana uu xitaa isku dayay inuu cuno shukulaatada shaqaalaha diyaaradda.

    Mid ka mid ah shaqaalaha diyaaradda ayaa sheegay in Sergi uu isku dayayay in uu la xiriiro oo la sheekaysto rakaabka kale ee diyaaradda saarnaa intii lagu guda jiray dulimaadka, balse cidna uma jawaabin.

    Markii uu ka soo degay gegida dayaaradaha ee Los Angeles 4-tii Nofembar, waxaa istaajiyay saraakiisha socdaalka iyo xuduudaha ee Mareykanka si su’aalo loo weydiiyo.

    Sidee ayuu ninkaan ku gaaray Ameerika isaga oo aan haysan baasaboor, dal ku gal  iyo tigid midna ?

    Saraakiisha socdaalka iyo xuduudaha ee California waxay ogaadeen inuusan ninkaan ku jirin liiska rakaabka ee duullimaadyada Danmark iyo Mareykanka.

    Baaritaan lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in uusan haysan wax dukumintiya oo ay ka mid yihiin baasboor ,dal ku galka Mareynkanka iyo tigid midna.

    Markii la baaray, boorsada Sergei waxaa laga helay kaarar aqoonsi ah oo uu leeyahay kuwaas oo laga siiyay dalalka Ruushka iyo Israa’iil.

    Ma usan shaacin jinsiyadda dhabta ah ee hasto, sidoo kale laamaha amaanka uma sheegin sababta uu Mareynkanka ugu soo safaray, xilliga uu yimid magaalada Copenhagen ee Denmark iyo sababta uu halkaas u joogay.

    Waxaa lagu eedeeyay inuu bixiyay ‘macluumaad been abuur ah iyo marin habaabin’ ah oo ku saabsan safarkiisa Mareykanka.

    Markii hore wuxuu u sheegay maamulka garoonka inuu ku ilaaway baasaboorkiisii diyaaradda, waxaa kale oo saraakiisha baaritanka u sheegay in uu watay ‘tigid diyaarad’ balse waxba lagama helin diyaarada.

    Waxa kale oo uu sheegay in aanu xasuusan sidii uu kusoo raacay diyaaradda isaga oo ku andacooday in aanu seexan saddex maalmood.

    Waxa uu xabsiga ku jiray tan iyo markii la xiray, waxaana uu wajihi doonaa xabsi gaaraya shan sano.

    Ku dhawaaqida xukunka rasmiga ah ee ninkaan ayaa la filayaa in la shaaciyo 5-ta bisha soo socota ee Febraayo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.