Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Sawirro: Markab labaad oo uu soo diray Ruushka oo soo gaaray Muqdisho

    Sawirro: Markab labaad oo uu soo diray Ruushka oo soo gaaray Muqdisho

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray markab labaad oo ay soo dirtay dowladda Ruushka, kaas oo sida 25 kun tan oo Qamadi ah, isla markaana ay la wareegtay dowladda federaalka Soomaaliya.

    Munaasabad kooban oo ka dhacday oo ka dhacday dekedda weyn ee Muqdisho ayaa waxaa deeqdaan kula wareegay guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka.

    Gargaarkan ayaa waxaa lagu talagaly talagalay dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo daadadkii ElNino, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay’adda SoDMA.

    β€œGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda Ruushka kala wareegay markale markab sida shixnad mucaawino ah oo loogu talagalay dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo daadadkii ElNino” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

    Guddoomiye Maxamuud Macallin oo madasha ka hadlay ayaa ka mahadceliyey gargaarkaan, isaga oo sheegay in adkii mudnaa ay garsiin donaan si lamid ah sidii gargaarkii hore loo gaarsiiyay.

    Sidoo kale waxa uu tilmaamay in tani ay astaan u tahay saaxibtinadii soo jireenka ahayd ee ka dhexeysay dalalka Soomaaliya iyo Ruushka.

    Waa gargaarkii labaad ee ka yimaada Ruushka ee la keeno Soomaaliya, waxana uu garayaa 25,000 kun tan oo Qamadi ah.

    Soomaaliya ayaa waxaa weli ka jira xaalado bani’aadanimo oo ka dhashay colaado sokeeye iyo xaaladda Elnino ee dhowaan ku dhufatay koonfurta iyo bartamaha dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.