Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sababtii Uu Ronaldinho Ugu Biiri Waayay Man United 21 Sano Ka Hor Oo Daaha Laga Qaaday.

    Sababtii Uu Ronaldinho Ugu Biiri Waayay Man United 21 Sano Ka Hor Oo Daaha Laga Qaaday.

    By radiohalgan.comFebruary 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    David Gill, madaxii hore ee fulinta Manchester United, ayaa furay sheekada aadka loo hadal hayo ee ku saabsan Heshiiskii ay United ku doonaysay saxiixa Ronaldinho, iyo sababta “uusan u helin dareen wanaagsan” wadahadalada.

    Sanadkii 2003 weeraryahankii Paris Saint-Germain ee Ronaldinho ayaa qarka u fuulay inuu United ugu biiro 19 milyan oo euro.

    Dhab ahaantii, ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe Kleberson, oo laba sano ku qaatay Old Trafford intii u dhaxaysay 2003 iyo 2005, ayaa daaha ka qaadi doona sida uu xiddiga reer Brazil ugu dhawaaday in ku biiro Man United.

    “Ronaldinho wuxuu ii sheegay inuu aadayo Manchester,” Kleberson ayaa u sheegay ESPN. “Wuxuu igu yidhi, Kaalay Manchester!”

    Laakiin ka dib toddobaadyo ay socdeen warar ku saabsan heshiiska Ronaldinho ayaa go’aansaday inuu ku biiro kooxda reer Catalonia ee Barcelona heshiis ay su’aalo badan iska waydiiyeen taageerayaasha Man United kuwaas oo ku qanacsanaa in ay ku guulaysteen heshiiska.

    Hadda, in ka badan labaatan sano ka dib dhacdada madaxii hore ee fulinta Manchester United David Gill ayaa fikrad soo jiidasho leh ka bixiyay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu caansan kubada cagta ee ku dhawaaday in uu ku biiro United.

    “Aniga ahaan, marna uma malayn in heshiisku dhawyahay, waxa aan aadnay Paris si aan ula kulano walaalkii Roberto Assis, kaas oo ahaa wakiilkiisa”.

    “Waan ka wada hadalnay… annagoo ah Peter [Keenyon] iyo aniga, waxaan kula kulannay garoonka diyaaradaha Manchester, waxa aan qiimaynay wax walba, oo heshiiska ku kacaya mushaharka waxana aan lacag siinay wakiilka”.

    “Peter wuxuu ku laabtay Old Trafford, waxaanan idhi waan ilaalin doonaa iyaga.”

    “Marna ma dareemin dareen fiican sababta oo ah Barcelona ayaa ku jirtay tartanka, waxana aan horay u soo arkay heshiisyo badan”.

    “Waxa aan dareemayaa in aan Ronaldinho keeni lahayn Man United hadii ayna Barcelona ku jirin tartanka sababta oo ah waxa ay ahaayeen dookha 1-aad ee Ronaldinho”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.