Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Prof. Saciid Ciise: “Isbedel la sameeyo waxaa ugu horeeya wax ka bedelka dastuurka”

    Prof. Saciid Ciise: “Isbedel la sameeyo waxaa ugu horeeya wax ka bedelka dastuurka”

    By radiohalgan.comJanuary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaan si niyadsami leh u hambalyeynayaa dadaalada aan kala joogsiga lahayn oo ay ku dhiiradeen iney ku tilaabsadaan Madaxweynaaha Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamud iyo ku xigeenkiisa, Raisul wasaare Mudane Xamze Cabdi Bare iyo dhamaan xildhibaanada labada gole oo garawsaday sida ay lagama maarmaanka u tahay dhameystirka dastuurka oo u baahan wax ka bedel la isugu dheelitirayo.

    Waxaan rumeysanahay in la joogo marxaladii la turxaan bixin lahaa dastuurka qabyada ku raagey oo u baahan in la waafajiyo dowladnimada Soomaaliya oo ku tilaabsaneysa horumar casriyeysan oo ay ku hiigsaneyso isbedelo lagu sameeyo hanaanka maamulka dalka iyo dowladda, kaas oo u baahan in laga guuro hanaankii horay loo soo tijaabiyey oo ay Soomaaliya dowladnimadeeda ku soo hano qaadi weysey, balse ay ka bixi weysey kuf iyo kicid.

    Soomaaliya maamulada goboladeeda oo dhan wuxuu ku dhisan yahay nidaaaam madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen, taasna waxey kalifeysaa in sidaas oo kale ay dowladda dhexe u yeelato hanaan madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen oo si buuxda ugu madaxbanaan hogaaminta dowladda iyo horumarinta dadka iyo dalka, hanaankaas oo si buuxda uga madaxbanaan mooshin baarlamaan oo lagu carqaaaladeeyo madaxda dowladda.

    Waxaan la yabay musharixiintii la tartantay madaxweynaha hadda xilka haya oo dhamaantood qudbadahooda gundhig uga dhigay iney isbedel ku sameynayaan damaystirka dastuurka oo hadda ku mucaaradsaan Madaxweynaha la doortay inuusan wax ka bedel ku sameyn karin dastuurka qaabyada ah 12 sano, waxaana meeshaas ka caad in siyaasadda mucaaradka ay ku saleysan tahay aragti shaqsiyadeed oo ay ku diidan yihiin maadaxweynaha.

    Dr. Saciid Ciise Maxamud
    Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaradiyada Dadka
    Saciidciise258@aol.com

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.