Close Menu
    What's Hot

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

      February 8, 2026

      GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

      February 8, 2026

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas 

      February 8, 2026

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

      February 8, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

      February 8, 2026

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas 

      February 8, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Nin Soomaali ah oo qeyb ka ahaa dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo la qabtay

    Nin Soomaali ah oo qeyb ka ahaa dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo la qabtay

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada dowladda Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa dagaal xooggan oo u dhaxeeya waxa uu wali ka socdaa qeybo kamid ah dalka Ukraine, dagaalka oo waqtigiisu dheeraaday ayaana dhaliyay khasaaro badan oo labada dhinac soo kala gaaray.

    Warbaahinta dalka Ukraine ayaa baahiyay in ciidamada dalkooda nolosha ku qabteen koox calooshood u shaqeestayaal ajaaniib ah oo dagaalka ku wehlinayay ciidamada Ruushka ee duullaanka ku qaaday dalka Ukraine.

    Ciidamada Ukraine ragga caloohood u shaqeestayaasha ah ay qabteen ayaa la sheegay in uu ku jiro nin Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Adiila, ninkan ayaana qeyb ka ahaa koox dagaalka garab ku siineysay ciidamada Ruushka.

    Warbaahinta Ukraine ayaana sheegtay in ninkan Soomaaliga ah iyo koox kale oo ajaaniib ah lagu qabtay dagaalka ka dhacay magaalada Maryinka ee gobolka Donetsk, waxa ayna sheegeen in ajaaniibtan Ruushka lacag siiyeen sidaasna ay kusoo dagaal galeen.

    Ninkan Soomaaliga ah ee lagu qabtay dagaalka Ukraine ayaa la sheegay in uu qeyb ka ahaa guutada saddexaad ee ciidamada Ruushka u dagaallamaya, waxa uuna ninkan watay baasaboorka Soomaaliga ah.

    Muwaadinkan Soomaaliyeed iyo ragga kale ee lala qabtay qaarkood ayaa la sheegay in aysan laheyn wax khibrad dhinaca dagaalka ah, waxaana la tilmaamay in dhawwaan ku biireen ciidamada Ruushka dgaalka ku caawinaya ,kaddib dhaqaale la siiyay.

    Ninkan Soomaaliga ah ayaan la ogeyn in isagu doortay in ciidamada Ruushka dagaalka UKraine gacan ku siiyo iyo in kale, waxaana horey usoo baxayay in Ruushka xoog ku askareeyay ajaaniib Soomaali ku jirto oo dalkiisa ku sugnaa

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.