Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

      March 30, 2026

      DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

      March 30, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Maxaa cusub maanta Soomamaliya waxa Badan ka ogow MW.Xasan Sheekh

    Maxaa cusub maanta Soomamaliya waxa Badan ka ogow MW.Xasan Sheekh

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxaa cusub maanta:

    Madaxwaynaha JFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta dib ugu laabtay Muqdisho isagoo shalay kaga qeybgalay Garoowe caleemasaarka Hogaanka Cusub Puntland iyo Madaxweyne Deni oo dib loo doortay.

    Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu u safri doono Dubai- UAE 🇦🇪.

    Ka dibna wuxuu u socdaali doonaa Talyaaniga oo uu shir uga qeyb gali doono, shirkaas waxaa ku casuuman madaxda geeska qaar ka mid ah sida RW Ethiopia 🇪🇹 Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea 🇪🇷 Isais Afweerki.

    Madaxwayne Xasan Sheekh oo aqbalay inuu ka qeyb galo shirkaas waxaa macquul ah in Haweeneyda Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ah ay dhexdhexaadiso Somalia 🇸🇴 Iyo Ethiopia 🇪🇹 oo ay kulan gaar ah iskugu keento sida xoghoose lagu helayo.

    Waxaa xusid mudan in Italy 🇮🇹 , Somalia 🇸🇴 Iyo Ethiopia 🇪🇹 uu ka dhaxeeyo iskaashi marar badanna ay qabsadeen shirar saddex geesood ah.

    Dhanka kale Ethiopia 🇪🇹 maanta isbadallo siyaasadeed gudaha ah ayaa ka dhacay oo waxaa xilkii ka tagay RW ku Xigeenkii dalka Itoobiya Demeke Mekonnen, ahaana kuxigeenka 2-aad ee Xisbiga PP ee talada haya.

    Waxaana isla maantaba xilkii xisbiga iyo RW Kuxigeenkaba loo magacaabay sargaal hore oo military-ga Itoobiya ahaa, kadibna soonoqday Madaxweynaha Kililka Axmaarada, haatana ahaa Agaasimaha Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugidda Wadanka oo lagu magacaabo Temesgen Tiruneh.

    Waxaa maanta sidookale xilkii ka tagay Wasiirkii Cadaaladda Itoobiya oo isaguna kasoo jeeday Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Rasaas culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlay duleedka Baydhabo

    March 30, 2026

    DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka qarxay Beydhabo &

    March 30, 2026

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.