Close Menu
    What's Hot

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Madaxweynayaal hore oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni

    Madaxweynayaal hore oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne hore shariif sheekh Axmed ayaa ka hadalay doorashada  maanta ka dhacday Magaalada Garowe ee lagu doortay mar kale Saciid Cabdulaahi Deni

    Qoraal uu bartiisa face soo dhigay Madaxweyne hore shariif sheikh Axmed ayaa u qornaa sidaan

    Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay inuu mar labbaad hoggaamiyo Dowlad Goboleedka Puntland.

    Waxaan Allaah kaaga rajaynayaa inuu kugu guuleeyo mas’uuliyaddan laguu doortay, aadna horseed u noqoto xasilloonida, horumarka iyo baraaraha Puntland.

    Dhamman siyaasiyiinta, musharrixiintii xilka Madaxweynaha Puntland iyo guud ahaan shacab qiimaha badan ee reer Puntland waxaan ku boorrinayaa inay gacmaha is qabsadaan,

    taageeraan Madaxda la doortay, wadajirka uga shaqeeyaan horumarka Puntland iyo guud ahaan dalkeennaayuu yiri Madaxweyne hore Shariif sheekh Axmed.

    Sidoo kale Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Halmablyo u diray Madaxweynaha la doortay  ee Puntland Saciid Cabdulaahi Deni.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa Face book Madaxweyne hore Maxamed Cabdsulaahi farmaajo ayaa u qornaa sidaan:

    Waxaan hambalyo leeyahay walaalkeey H.E Said Abdullahi Deni oo maanta markale loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Puntland shanta sano ee soo socota.

    Waxaan bogaadinayaa guddigii doorashada iyo Baarlamaanka Puntland, aniga oo ku amaanaya sida hufan ee ay u guteen waajibkii ka saarnaa doorasho aan rabshad wadan inay ka dhacdo Puntland.

    Waxaan ugu baaqayaa reer Puntland inay gacmaha is qabsadaan, kana shaqeeyaan horumarka iyo dhismaha maamulkooda, qaybna ka noqdaan geediga dib loogu dhisayo guud ahaan Soomaaliya ayu yiri Madaxweyne hore Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.