Close Menu
    What's Hot

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Macron: “Aqoonsiga Dowlad Falastiin ah hadda Faransiiska mamnuuc kama ahan”.

    Macron: “Aqoonsiga Dowlad Falastiin ah hadda Faransiiska mamnuuc kama ahan”.

    By radiohalgan.comFebruary 17, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo ka hadlay Qadiyadda ku aaddan in Dalkiisa uu aqoonsado Dowlad Falastiiniyiintu leeyihiin ayaa sheegay in haatan wixii ka dambeeya aanay waddankiisa mamnuuc ka ahayn arrintaas.

    Emmanuel Macron ayaa hadalkaan ka sheegay Magaalada Paris ee caasimadda Dalka Faransiiska maadaama ay jiraan hadal-hayn badan oo ka dhalatay in la helo Dowlad la aqoonsan yahay oo Falastiin leedahay sida ay soo jeediyeen Dalal badan.

    Macron ayaa carrabka ku adkeeyay in Faransiisku uu dhinac taagan yahay Falastiin & Israaiil oo ah labo Dowlad oo is dhinac taagan oo xuduud leh isla markaana dhinac weliba uu xushmad iyo qadarin uu u muujinayo dhanka kale sida uu yiri.

    “Arrinta ku aaddan Aqoonsiga Dowlad Falastiini ah hadda ka ahan Faransiiska wax mamnuuc ah, Haddii Israaiil ay diido dedaallada kala duwan ee socda dabcan waxa aan go’aan ka gaari doonnaa mowqifkeenna ah in la helo labo Dowlad oo deris ah islamarkaana is xushmeeya oo ay leeyihiin Falastiiniyiinta & Israaiil” Ayuu yiri Emmanuel Macron, Madaxweynaha Faransiiska.

    Dowladda Spain ayaa France uga horraysay mowqifkaan, halka Dalal badan oo Carbeed ay mar weliba ka dambeeyaan Dalalka kale ee reer galbeedka kuwaas oo u muuqda in ay u jiheenayaan hadba meesha ay u socdaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.