Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Gen. Bishaar Abshir Geedi: “Dadka dhistay Marshabiyeediga waa in ay ka guuraan ugu dambayn 3da Febaraayo 2024”.

    Daawo:- Gen. Bishaar Abshir Geedi: “Dadka dhistay Marshabiyeediga waa in ay ka guuraan ugu dambayn 3da Febaraayo 2024”.

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha qaybta guud ee Nabadgalyada Waddooyinka (Taraafiko) Booliiska Soomaaliya Gen. Bishaar Axmed Geedi ayaa muddo kooban u qabtay Dadka dhistay hareeraha laamiga ee ah marinka loogu talagalay in ay ku kala badbaadaan Gaadiidka & Dadka socda.

    Gen Bishaar ayaa sheegay in aanay la aqbali doonin in la dhisto marshabiyeediga ama lagu dhaqo Gawaarida halka Dadka qaarna ay dhigtaan Gaadiidka ay wataan taasina ay keentay saxmad & dhibaatooyin kale.

    Bishaar ayaa ku dhawaaqay in berri oo Sabti ah kuna beegan 3da Febaraayo 2024 in ay billaabayaan howlgallo ay iska kaashanayaan Dowladda Hoose ee Xamar si loo burburiyo dhismaha ‘Sharci-darrada ah’ ee laga dhistay hareeraha Laamiga.

    “Marshabiyeediga waxaa loogu talagalay in ay ku  kala badbaadaan Gaadiidka & Dadka Shacabka ah, waxa aan halkaan digniin ugu dirayaa dadka ka dhigtay suuqyada Ganacsiga ee qaadka, Hilibka & waxyaabaha kale ku iibiya, dadka qaar ayaa biro suray halka qaarkood ay dhigtaan Gawaarida kuna dhaqaan, ugu dambayn berri oo sabti ah 3da Febaraayo ciddii loogu tago iyaga ayaa ka mas’uul ah” Gen Bishaar Axmed Geedi, Taliyaha Ciidanka Taraafikada.

    Mar uu dhinaca Amniga ka eegay halista ay la kulmi karaan Dadkaas ayuu Taliyaha Ciidamada Nabadgalyada Waddooyinka Gen Bishaar Abshir sheegay in tusaala ugu dhow laga dhigan karo dadkii ugu badnaa ee ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Soobe oo intooda badan ku ganacsanayay hareeraha Laamiga.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/317057810804501/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.