Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ex Xildhibaan Xanafi Soomalaiya iyo marxaladaSiyasadeed ee geeska

    Ex Xildhibaan Xanafi Soomalaiya iyo marxaladaSiyasadeed ee geeska

    By radiohalgan.comJanuary 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaan hore Cabdulqaadir Sheekh Xanafi ayaa yiri Soomalaiya iyo marxalada
    Siyasadeed ee geeska, Somaliya maanta waxay mareysaa marxalad xasaasi ah
    Oo u baahan in si qoto dheer
    Loo darso lana iftiimiyo qataraha
    Cadowga gudaha oo sameyn weyn ku yeelan kara midnimada
    Iyo madaxbanaanida dalka.

    Waxaa tusaale cad noogu filan
    Hashiis beenaadkii lagu sheegay is-afgarad ee lagu
    Saxiixay Adis Ababa 5/1/202
    Oo ah halis soo wajahday qaranimada somaliya
    Hadaba aqriso qodobada halista ah ee dhaawici Kara
    Madaxbanaanida dalka-:

    Qodobka: 1aad
    Maamulada dalka sida somaliland puntland jubaland
    Hirshabeele, konfurgalbeed iyo
    Galmudug intaba waxay xiriir
    Toos ah iyo mid qarsoon lawadagaan cadawga umadda
    Soomaaliyeed ee Itoobiya ayaga
    Oo ku xadgudbaya shuruucda
    Iyo dastuurka dalka uyaal.

    Wazaradda arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga Waxaa la
    Gudboon in ay gudato wajibad keeda dastuuriga ah lana timadaa la xisaabtan dhab ah
    Hogamiyaasha maamulada dalka lana xadidaa xiriirkooda
    Dibada.
    Qodobka:-2aad
    Kuwa ka shaqeynaya u adeegida cadawga
    Umadda somaliyeed ee Itoobiya
    Oo kudhex milmay hayadaha dalka (الأمن القومي) waxaa nasiib
    Daro weyn ah in xildhibaano iyo
    Masuuliin ka tirsan hay,adaha
    Dalka ugu sareeya ay ku dhex
    Qayilaan safarada itoobiya ee
    (Muqdisho) taasi oo suura gili karta in cadawga ummadda somaliyeed si fudud ku helo xog
    Amini iyo mid siyasadeed oo qatar ku ah dalka iyo dadka
    Soomaaliyeed.

    Qodobka:-3aad
    Ciidamada itoobiya ee dalka ka
    Howlgala kuna jooga sharciyad
    Midowga afrika (amisom) waa
    Halis ku dhex nool dadka iyo
    Dalka somaliyeed,waxaa lama
    Huraan ah in dowlada dib-eegis
    Ku sameeyso sharciyada jogitanka ciidamada itoobiya si
    Looga baaqsado qatarta amni
    Daro ee ka iman karto ciidama
    Itoobiya ee jooga mamulada dalka
    Sida K/Galbeed iyo Hirshabelle.

    Ugu danbeyn in laga sifeeyo
    Cadawga gudaha dalka waxey
    Astaan u tahay dowladnimada
    Somaliya iyo madaxbananida
    Dalka.

    W/Q EX xildhibaan Xanafi

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.