Close Menu
    What's Hot

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Daawo:- Xog cusub oo ku saabsan kulanka maanta BF Somalia

    Daawo:- Xog cusub oo ku saabsan kulanka maanta BF Somalia

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa, sida lagu sheegay farriin ogeysiis ah oo goor hore loo wada diray xildhibaannada labada aqal ee Soomaaliya.

    Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa goโ€™aan looga gaari doonaa habraaca wax ka beddalka Dastuurka, sida lagu sheegay qoraalka loo diray xildhibaanada Soomaaliyeed.

    Ajendaha kulanka ayaa ah akhrinta 3-aad iyo u codeynta habraaca ansixinta wax ka beddalka Dastuurka, oo haatan dood xoogan ay ka taagan tahay.

    โ€œXildhibaanada sharafta leh berri oo Arbaco ah, taariikhduna tahay 24.01.2024, waxaa jira kulan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ajendaha akhrinta 3aad iyo u codeynta habraaca ansixinta wax ka beddalka Dastuurkaโ€ ayaa lagu yiri farriinta loo diray xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Xoghayaha Guddiga dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka Saciid Cowke oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa xog cusub ka bixiyay kulanka maanta oo ay ku kala qayb-sameen inta badan xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka dalka.

    Saciid Cowke ayaa sheegay in kulankan la siyaasadeeyay, isla markaana uusan ka saabsaneyn wax ka beddalka Dastuurka, taas oo uu tilmaamay inay dhiman tahay, balse uu yahay waxa kulanka wadajirka ah ay xildhibaanadu ku ansixinayaan habraac ama xeer ku aadan sida loo wajahayo wax ka beddalka Dastuurka dalka.

    Waxaa jirta marin habaabin badan oo dadka qaar ay aamineen in waxa maanta Baarlamaanka la horkeenayo uu yahay Dastuurka, basle ma ah waxa Baarlamaanka uu ka doodayo wax ka beddalka Dastuurka, waa harsan tahay, waana howl u taallo Baarlamaanka, laakiin waxa la horgeynayaa waa habraacโ€ ayuu yiri Xoghayuhu.

    Sidoo kale wuxuu sharraxaad ka bixiyay meelaha uu taabanayo habraacan iyo muhiimadda uu leeyahay, maadaama shaki weyn laga muujiyay.

    Habraaca waa xeer hoosaad, wuxuu salka ku hayaa cutubka 15-aad ee Dastuurka KMG ka ah, waxaana lagu hagayaa hannaanka Dastuurka looga doodayo, qaabka mooshinada loo keenayo, codeymaha arrimo noocaas ayuu taabanayaaโ€ ayuu mar kale yiri Saciid Cowke.

    Dhinaca kale waxaa wax laga weydiiyay in ay jirto in Baarlamaanka uu goโ€™aan ka gaarayo nidaamka cusub ee loo guurayo madaxweyne iyo ku xigeen, taas oo uu meesha ka saaray.

    Horta madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen alifkiisu wuxuu ka yimid Madasha Watashiga Qaran, waana heshiis jira, laakiin waxay ku xiran tahay Dastuurka iyo marka la gaaro shaqadiisaโ€ ayuu sii raaciyay Xoghayaha Guddiga dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka.

    Si kastaba, kulanka maanta oo isha lagu wada hayo ayaa waxaa ku kala qaybsamay xildhibaanada, taas oo keentay walaac xoogan oo ku aadan kulanka maanta.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.