Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- MW.Cabdiqaasim Salaad: “Somaliland waa Gobol kamid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya mana gali karto heshiis”.

    Daawo:- MW.Cabdiqaasim Salaad: “Somaliland waa Gobol kamid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya mana gali karto heshiis”.

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Jabuuti lagu soo dhisay Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay heshiis-beenaadkii dhowaan ay kala saxiixdeen Muuse Biixi & Abiy Ahmed ayaa sheegay in uu ahaa mid sharci-darro ah oo aan socon doonin.

    Cabdiqaasim ayaa sheegay in Somaliland ay kamid tahay Gobollada Jamhuuriyadda Soomaaliya sidaas awgeed aanay geli Karin heshiis xaddigaas la eg, waxaana uu ku tilmaamay in aanay garab-istaag muuqda heli doonnin.

    Dalalka ka falceliyay ee diidmada kala hor tagay ayuu u mahadceliyay isaga oo sheegay in taasi ay muujinayso ixtiraamka ay u hayaan Madaxbannaanida & wadajirka Ummadda Soomaaliyeed sida uu sheegay Cabdiqaasim Salaad Xasan.

    “Somaliland waa Gobol kamid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya mana gali karto heshiis, sidaad daraateed wax ka jira ma jiraan oo cid aqoosanaysa ma jirto, Dowlado badan ayaa ka hadlay oo ma jirayso cid aqoonsanaysa ama fahmaysa, Madaxweyne Siisi & Dowladda Masar ee aan walaalaha nahay waxa aan ugu mahadcelinaynaa sida ay uga hor yimaadeen dhibaatada Itoobiya ay u gaysanayso Soomaaliya iyo waxa ay ku dhawaaqday” Ayuu yiri Cabdiqaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

    Itoobiya ayaa cambaarayn & cadaadis isdaba-joog ah kala kulantay tallaabadii ay ku shaacisay 1dii Janaayo 2024 in ay heshiis la gashay Maamulka Somaliland gaar ahaan Muuse Biixi Cabdi kaas oo ay ku damacsanayd in ay ku qaadato qayb kamid ah Dhulka Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.